Haweeney da’ah oo markii labaad uu ku dhacay Xanuunka Corona u dhimatay
Haweeney da ’ah oo ku nool Holland ayaa dhimatay ka dib markii ay heshay covid-19 markii labaad.
Waa kiiskii ugu horreeyay ee laga ogyahay adduunka...
Denmark oo Sadex Sano ku Xukumeysa Wadaadkii Furiin ka celiya Haweenka
Dowlada Denmark ayaa soo bandhigtay Hindise Cusub oo dhigaya in Sadex sano lagu Xukumo wadaadkii ama Imaamkii Furiin ka celiya Haweynkaa Islaamka ee Dalkaasi...
Turkiga oo dib ugu celiyay Markabka Oruc Reiss bada Mediterranean-ka (Xiisad Cusub)
Dib u celinta Turkiga ee markabka cilmi baarista ku sameynaya bariga Mediterranean ayaa sababi doonta xiisado cusub oo ka dhaca gobolka.
Midowga Yurub ayaa ka...
Siyaasiga midigta fog ee reer yurub ayaa kasoo muuqday maxkamada Giriiga ku taalla
Xubin ka tirsan baarlamaanka Yurub ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taal Giriiga bilowga dhageysiga xukunada siyaasiyiinta ka tirsan xisbiga xagjirka ah ee Golden...
Dowlada Uk oo soo saareysa Xayiraado Cusub oo Sadex Qeyb ah
Raiisel wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa soo saari doona xayiraad cusub oo coronavirus taasoo qasbi doonta in la xiro baararka, makhaayadaha iyo goobaha jimicsiga...
Raisal Wasaaraha Canada oo ka hadlay Doorashada Mareykanka ka dhaceysa iyo Wal-wal ay ka...
RAIISEL WASAARAHA CANADA Justin Trudeau ayaa sheegay in Canada ay u diyaar garoobeyso "carqalado" suurtagal ah hadii Mareykanku wajaho doorasho lagu muransan yahay bisha...
Stefan Löfven ” Waa in uu helaa Deganaansho Rasmi ah Qofka Sharciga ku meel...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden oo ka hadlayay Heshiiska ay gaareen xisbigiisa iyo Xisbiga Miljöpartiet ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiska labada dhinac...
Xabad joojintii u dhaxeysay Armenia iyo Azerbaijan oo bur burtay ( Wararkii ugu danbeeyey...
Armenia iyo Azerbaijan waxay ku heshiiyeen xabad joojinta uu garwadeenka ka yahay Ruushka ee ku aadan Gobolka Nagorno-Karabakh laga bilaabo Sabtida maanta, laakiin waxay...
Waxa uu noqday Muwaadin Swidhish ah Rasmus Baludan oo ku Caanbaxay Gubista Quraanka
Siyaasiga Xagjirka Daanishka ee Rasmus Paludan wuxuu noqday muwaadin Iswidish ah. Wuxu sheegay inuu rajaynayo inuu hawlo badan ka qaban karo Sweden, sida ay...
Ruushka oo warbaahinta u Xaqiijiyay Wadahadal dhexmaraya Armenia iyo Azerbaijan
Ruushka ayaa sheegay in Azerbaijan iyo Armenia ay ku heshiiyeen in ay ku kulmaan Moscow jimcaha si ay uga wada hadlaan joojinta dagaalka Nagorno-Karabakh,...