Germalka oo ay ka socdaan Banaan-baxyo looga soo horjeedo Xanibaadaha Corona
Kumanaan dad ah ayaa ka qeybgalay, Sabtidii, banaanbaxyo laga abaabulay magaalooyin badan oo Jarmal ah oo looga soo horjeedo xayiraadaha lagu soo rogay in lagu xakameeyo...
Germalka Waxaa ka bilowday Mowjadihii Saddexaad ee Coronavirus
Jarmalku wuxuu diiwaangaliyay koror xoog leh kiisaska cusub ee Corona. Waxayna Hay'adda Xakamaynta Caabuqa ku dhawaaqday diiwaangelinta 14,356 xaaladood oo fayras ah 24kii saac ee la soo...
Hay’adda UNHCR oo Germany ugu baaqday Fududeynta mideynta qoysaska kala maqan
Hayada qaxootiga ee UNHCR ayaa soo jeedisay talaabooyin muhiim ah oo lagu hormarinayo ilaalinta qaxootiga ku nool daafaha dunida. Maadaama ay door muhiim ah ka...
Britain oo xiri doonta isbitaalada ku meel gaarka ah bisha soo socota
Laga bilaabo bisha soo socota waa inay dhammaataa Cisbitaalada ku meel gaadhka ah ee coronaha loo dhisay gudaha UK.
Looma baahna mar dambe.
Tani waa farriinta ka...
Mareykanka oo Fiiso ku Xujeeyay Afar Wadan oo Yurub ah iyo Dhaleecayn ka dhalatay
Dowlada Mareykanka ayaa ku soo rogtauly Afar wadan oo Yurub ah in Fiiso ku soo galaan Wadankeeda kuwaasi oo kala ah Bulgaria, Hungary, Cyprus...
Switzerland oo Afti u qaadeysa Mamnuucista Indho Shareerka Goobaha Dadweynaha
Codbixiyeyaasha Switzerland waxay aadi doonaan berri, oo Axad, goobaha codbixinta si ay uga codeeyaan afti dadweyne oo ku saabsan “mamnuucista indhashareerka iyo niqaabka” goobaha dadweynaha.
Aftida waxaa...
Darawal Somali ah oo xaaskiisa ku dilay UK oo danbigaasi lagu helay
Darawal bas oo xaaskiisa ku dilay weerar naxariis daro ah ka hor inta uusan sheegan inay ku hanjabtay inay guriga ka sareyso madama uu...
Baarlamaanka Holland oo Xasuuq ku tilmaamay sida Shiinaha ula dhaqmay Muslimiinta laga tirada badan...
Nederland Barlamaankeeda ayaa u codeeyey soo jeedin ku aadan sida loola dhaqmo dadka muslimiinta ah ee laga tirada badan yahay ee Uighurs ee ku nool...
Jarmalka oo soo bandhigay tirada Qaxootiga uu siiyay Sharciga Sanadkii hore
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jarmalka ayaa ku dhawaaqday bishii Janaayo in tirada codsiyada magangalyada ee Jarmalka ay hoos u dhacday 30% sanadka 2020 marka loo...
Codsiyada Magangalyada ee Midowga Yurub oo hoos u dhacay 31% sanadka 2020
Warbixin uu soo saaray Xafiiska Taageerada Magangalyo doonka Yurub ayaa lagu sheegay maanta, Khamiista, in codsiyada magangalyada ee Midowga Yurub ay hoos u dhacday...














