Friday, October 18, 2024

Dowlada Azerbaijan oo toogasho ku soo riday diyaarad Helicopter oo Ruushka leeyahay

0
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay in militariga Azerbaijan ay soo rideen diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Ruushka, halkaas oo ay ku...

Turkiga oo u soo saaray Kaamirooyin casri ah diyaradihiisa Dron-ka kana maarmay kuwa Canada...

0
Dowlada Canada oo ka duuleyso duqqeynta ay diyaaradaha Turkiga ka geesteen gobolka Nagorno-Karabakh ee dagaalka ka socod ayaa Dowlada Turkiga waxay ka hakisay Kaamirooyin...

Joe Biden oo ku guuleestay Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Mareykanka

0
Murashaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa loo saadaalinayay inuu ku guuleysto doorashada madaxtinimada Mareykanka, ayaa ku guuleestay isagoo si dirqi ah uga guuleysantay murashaxa...

Joe Biden ” Waan ku guuleysaneynaa Tartarka doorashada iyo Codbixinta socota ‘

0
Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa si isdaba joog ah u kordhinaya hogaaminta gobolada muhiimka ah ee lagu dagaalamayo. Dhanka kale, Trump wuxuu wali ku...

Madaxweyne Donald Trump oo ku celiyay in la Khayaameeyay Doorashada Mareykanka ee socota.

0
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku andacooday in lagu khiyaameeyay ku guuleysiga doorashada maaddaama Joe Biden uu ku horeeyo gobolada muhiimka ah xisibiga Dimuqraadiga wuxuu...

Madaxweynaha Faransiiska oo soo jeediyay in Boolis gaar ah loo sameeyo Xuduudaha Midowga Yurub

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron wuxuu ku baaqay "dib u habeyn qoto dheer" in lagu sameeyo aagga Schengen, oo ah aagga xuduudaha furan ee Yurub,...

Joe Biden oo lix cod uga hartay in uu ku guuleesto Doorashada Mareyanka (...

0
Goobihii codbixinta ayaa xirmay guud ahaan dalka Mareykanka, laakiin tirinta codadka ayaa qaadan karta waqti taasi oo ugu wacan tahay tirada aan horay loo...

Joe Biden oo taageerayaashiisa u sheegay in uu guusha ku dhow yahay

0
Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa u sheegay taageerayaashiisa gobolka uu ka soo jeedo ee Delaware subaxnimadii hore ee Arbacada inuu "ku...

Doorashada Mareykanka oo natiijo hordhac ah laga helayo Biden 223 Trump 148

0
Sida ku cad natiijooyinka hore ee codbixinta madaxweynaha Mareykanka, musharraxa xisbiga Dimuqraadiga Joseph Biden wuxuu durbaba ku guuleystey inuu xaqiijiyo 223 codadka doorashada, halka...

Armenia oo duqeyneysa goobaha dadka rayidka ay daganyihiin ee Azerbaijan

0
Armenia ayaa sii wada weerarada ay ku heyso degmooyinka rayidka, ficillada oo u dhigmi kara dambiyo dagaal sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, maaddaama ciidanka...