Haashim Cumar oo lagu dilay Magaalada Toronto ee Dalka Canada
Rag hubeysan ayaa Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku nool dalkaas, iyaga oo dilka...
Dowlada Imaaraatka Carabta oo soo saartay Sharci Cusub oo ajaanibta Caawinaya
Imaaraatka Carabta ayaa sameeyay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale oo ay ku jiraan saynisyahannada,...
Faransiiska waxa ka dhacay Banaan-baxyo looga soo horjeedo Sharciga Cusub ee Amniga
Tiro badan oo ka mid ah magaalooyinka Faransiiska waxaa ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeedo sharciga cusub ee amniga ee ay soo jeedisay dowladda.
Haddii...
Madaxweynaha Tansania ” Waa in marka hore la hormariyo Talaalka AIDS-ka , kaneecada iyo kansarka inta aan...
Madaxweynaha dalka Bariga Afrika ee Tansaaniya, John Magufuli, wuxuu aaminsan yahay in ilaahay ka ciribtiray waddanka coronavirus.
waxa uu ka hadlay aragtida uu u leeyahay tallaalka corona...
Labo Wargeys oo Jarmalka ah oo Sheegay in Talaalka AstraZeneca uusan Waayeelka waxba...
Sida ku cad macluumaadka ay daabaceen wargeysyada Jarmalka "Bild" iyo "Handelsblatt", in tallaalka ay soo saartay shirkadda Swedish-British-ka ee AstraZeneca ee ka dhanka ah...
Rakaabka Gaadiidka oo lagu booriyay in aysan Taleefoonka ku Hadlin Sababo la xiriira Corona
Akadeemiyada Qaranka ee Caafimaadka ee Faransiiska ayaa ku boorisay rakaabka gaadiidka dadweynaha inay iska ilaaliyaan inay isla hadlaan ama ay ku wada hadlaan taleefanka...
Germalka oo Cadeeyay Caqabadaha hortaagan Tarxiilka Qaxootiga Suuriyaanka
Sarkaal Jarmal ah ayaa xaqiijiyay caqabado hortaagan in la masaafuriyo Qaxootiga Suuriyaanka. Wuxuu sharraxay in shuruudo badan ay tahay in marka hore la buuxiyo...
Dhimashada Corona ee Dalka Jarmalka oo gaartay 50,000 qof
Tirada dhimashada la xiriirta corona ee Jarmalka waxay gaartay taariikh murugo leh .
24-kii saac ee la soo dhaafay , 859 dhimasho ayaa la diiwaan geliyey , taas oo wadarta guud ka dhigeysa in ka badan...
Hogaamiyaasha Midowga Yurub oo ku baaqaya in la joojiyo dhamaan safarada aan muhiimka ahayn
Hogaamiyaasha Midowga Yurub waxay dadka ku booriyeen inay joojiyaan dhamaan safarada aan loo baahnayn ee u dhexeeya dalalkooda iyo wadamada laftooda si loo xadido...
Khubarada oo ka digaya cudur kale oo faafa oo ka yimaada Shiinaha
Khubarada ayaa ka digay in aysan jirin wax ka hortagaya soo bixida iyo faafida cudur faafa cusub, oo badankood ka yimaada Shiinaha, maadaama aduunku uusan...