Kooxda Daalibaan oo la Wareegtay Caasimada Kabul iyo Madaxtooyada Dalkaasi
Warbaahinta Carbeed ee Aljazeera ayaa tabinaysa in dagaalyahannada Taliban ay hadda gudaha ugu jiraan xarunta madaxtooyada eeKabul .
Warbaahina ayaa tabineysa kooxaha Daliban oo ku jira gudaha xaruunta waxana Sawirada qaar...
Jake Davison oo toogasho ku dilay Lix Qof oo ay ku jiraan Hooyadiis, iyo...
Nin hubeysan ayaa dilay Lix qof magaalada Plymouth ee dalka Ingiriiska, sida ay booliisku sheegeen.
Jake Davison, oo 22 jir ah, ayaa isaga laftiisii is...
Qaxootiga Suuriya ee Turkiga ku nool oo Weeraro Xoogan loo geestay, Maxaa keenay in...
Wiil Turkiga u dhashay oo 18 Sano jir ah ayaa tooray lagu dilay waxana dilka geestay Koox Qaxootiga Suuriyaan ah intaasi kadib waxaa bilowday...
Xisbiga Social Democracy ee Germany oo ku soo kordhaya Doorashada Wadanka
mudo bil iyo bar ayaa ka harsan marka la filayo in ay dhacdo doorashada Wadanka Germalka.
Ka hor doorashada Waxaa la sameeyay labo doorasho oo...
Hungary oo Qaxootiga ka Xirtay Xadka Serbia, iyo Croatia oo Tacadiyo kula kacday Qaxootiga...
Qaxooti badan ayaa ku sugan Wadanka Giriiga waxana ay doonayaan in ay soo galaan wadamada Yurub iyagoo isticmaalaya dhanka dhulka.
Dowlada Hungry ayaa dhawaan xirtay...
Madaxii maafiyada Talyaaniga oo lagu xiray Spain
Booliska Spain ayaa xiray Domenico Paviglianiti, oo ka mid ah hogaamiyayaasha mid ka mid ah ururada maafiyada ee ugu weyn dunida ee 'Ndrangheta', sida ay qoreen warbaahinta...
Austria oo dib u dhigtay masaafurinta nin reer Afgaanistaan ​​ah kadib xukunkii ECHR
Mas'uuliyiinta Austria ayaa tixgaliyay Talaadadii go'aanka Maxkamadda Yurub ee Xuquuqda Aadanaha (ECHR) ee dib loogu dhigay masaafurinta nin Afgaanistaan ​​ah maadaama "xaaladda amniga" ee...
Dowlada Scotland oo ku dhawaaqday Xiliga la Qaadayo Xayiraadaha ugu Danbeeyay
Raiisel wasaare Scotland Nicola Sturgeon ayaa maanta ku dhawaaqday in dalku qaadi doono xayiraadaha haray iyo kuwa ugu dambeeya 9ka Ogosto.
Shuruudaha fogeynta bulshada ayaa...
Germalka oo soo saaray go’an ku aadan Tarxiilista Qaxootiga kasoo jeeda Afganistan
Wasiirka arrimaha gudaha Seehofer ayaa ku adkeesaya tarxiilista Qaxootiga geesta dambiyada inkastoo ay nabadgelyo-darro ka jirto Afghanistan oo ay dagaallo ka socdaan. Ururada u...
Badda Mediterranean-ka oo laga soo badbaadiyay 394 Muhaajiriin ah oo dooni la dagtay
394Â muhaajiriin ayaa laga soo badbaadiyay dooni weyn oo alwaax ka sameysan badda Mediterranean -ka taasoo oo bilowday in ay dagto kadib markii ay biyo...