Wednesday, March 19, 2025

Nin u dhashay Britain oo xabsi lagu xukumay Dalka Singapore kadib markii uusan xiran...

0
Nin British ah ayaa lagu xukumay lix toddobaad oo xabsi ah Singapore ka dib markii uusan xiran maaskaro sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Khamiistii. Caasimada, dalkaasi...

Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal

0
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban. Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada. - Ma...

Dowlada Britain oo Shaacisay Tirada Maalintii kasoo Qaado Afganistan

0
Tan iyo markii ay Talibanka la wareegeen gacan ku haynta Afgaanistaan, Britain ayaa ilaa hadda ku guulaysatay inay maalin walba daadgureyso ku dhawaad ​​1,000...

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Khudbad jeediyay ” Danaheena Ma Aheyn in aan Dal...

0
US President Joe Biden on Monday delivered a speech on the situation in Afghanistan. The situation in Afghanistan has deteriorated as people have been seen...

Kooxda Daalibaan oo la Wareegtay Caasimada Kabul iyo Madaxtooyada Dalkaasi

0
Warbaahinta Carbeed ee Aljazeera ayaa tabinaysa in dagaalyahannada Taliban ay hadda gudaha ugu jiraan xarunta madaxtooyada eeKabul . Warbaahina ayaa tabineysa kooxaha Daliban oo ku jira gudaha xaruunta waxana Sawirada qaar...

Jake Davison oo toogasho ku dilay Lix Qof oo ay ku jiraan Hooyadiis, iyo...

0
Nin hubeysan ayaa dilay Lix qof magaalada Plymouth ee dalka Ingiriiska, sida ay booliisku sheegeen. Jake Davison, oo 22 jir ah, ayaa isaga laftiisii is...

Qaxootiga Suuriya ee Turkiga ku nool oo Weeraro Xoogan loo geestay, Maxaa keenay in...

1
Wiil Turkiga u dhashay oo 18 Sano jir ah ayaa tooray lagu dilay waxana dilka geestay Koox Qaxootiga Suuriyaan ah intaasi kadib waxaa bilowday...

Xisbiga Social Democracy ee Germany oo ku soo kordhaya Doorashada Wadanka

0
mudo bil iyo bar ayaa ka harsan marka la filayo in ay dhacdo doorashada Wadanka Germalka. Ka hor doorashada Waxaa la sameeyay labo doorasho oo...

Hungary oo Qaxootiga ka Xirtay Xadka Serbia, iyo Croatia oo Tacadiyo kula kacday Qaxootiga...

0
Qaxooti badan ayaa ku sugan Wadanka Giriiga waxana ay doonayaan in ay soo galaan wadamada Yurub iyagoo isticmaalaya dhanka dhulka. Dowlada Hungry ayaa dhawaan xirtay...

Madaxii maafiyada Talyaaniga oo lagu xiray Spain

0
Booliska Spain ayaa xiray Domenico Paviglianiti, oo ka mid ah hogaamiyayaasha mid ka mid ah ururada maafiyada ee ugu weyn dunida ee 'Ndrangheta', sida ay qoreen warbaahinta...