Monday, October 20, 2025

Finland oo soo bandhigtay Cabsida ay Qabto hadii ay ku biirto NATO

0
Finand ayaa bartilmaameed u noqon doonto dagaalka nuuca kombuyuutarrada Ruushka haddii ay dalbadaan xubinnimada NATO, sida uu sheega madaxweynaha dalkaas Sauli Niinistö. Niinistö ayaa tilmaamaya...

Sweden oo Sharciga ku Siineysa Mudo Isbuuc ah Qaxootiga ka imaanaya Ukraine

0
Hay’adda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga Ukrain ay ku heli karaan sharci ku meel gaar ah iyo ogolaansho shaqo hal usbuuc gudaheed marka ay yimaadaan Iswiidhan,...

Ruushka oo si heer sare ah ula sii wareegaya Hawada Dalka Ukraine Sida Mareykanka...

0
Diyaaradaha militariga Ruushka ayaa si isa soo taraya u bilaabay howlo ay ka wadaan hawada Ukraine, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan...

Ruushka oo soo bandhigay Tirada Ciidan ee Rasmiga ah ee looga dilay Dalka Ukraine

0
Ciidamada Ruushka ayaa Jimcihii sheegay in 1,351 askari oo Ruush ah lagu dilay dalka Ukraine. Tani waxay si aad ah uga duwan tahay qiyaasaha ilaha...

Ukraine oo sheegtay in dishay Jeneraal kale oo Ruush ah

0
Mas’uuliyiinta Ukraine ayaa sheegay in Jeneraal kale oo Ruush ah lagu dilay dagaal ka dhacay garoon diyaaradeed oo ku yaalla koonfurta dalkaas oo u...

Xuutiyiinta Yemen oo weerar culus ku qaaday Sacuudi Carabiya – Kaydka saliidda ee magaalada...

0
Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay in ay la beegsadeen weeraro dhowr ah oo ay ku qaadeen bartilmaameedyo ku yaalla dalka Sacuudiga. Bakhaar shidaal ayaa ku...

NATO oo sheegtay i Sweden iyo Finland aysan u Damaanad Qaadi karin Kaalmo Milatari

0
Madaxa NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Nato iyo Wadamada kael Sida Norway aysan dammaanad qaadi Gurmad Milatari haddii Finland ama Sweden ay soo...

Erdogan oo Putin u diray Fariin ka duwan Fariimaha Madaxda Reer Galbeedka

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Vladamir Putin ka codsan doona in uu si sharaf leh uga soo baxo Ukraine si uu dagaalka u...

Mareykanka oo cambaareeyay gantaalka ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa riday gantaalka isaga kala goosha qaaradaha, sida uu yiri madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in. Waxaa la sheegay in uu ku dhacay...

Zelensky oo la sheegay inuu ka codsaday Biden inuusan cunaqabatayn saarin Abramovich

0
Si loo fududeeyo wadahadalada nabada, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa la sheegay inuu ka codsaday Mareykanka inaan la cunaqabateyn Roman Abramovich. Abramovich oo u dhashay...