Sweden oo bilaabeysa Guryo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga Ukraine
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine.
ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana...
War Hada AH: Saraakiisha Ukraine oo Sheegay in Ruushka ku guuleystay Dagaalka Caasimada Kyiv...
Weerarada Ruushka ayaa wali ka sii socda dalka Ukrain, waxaana weerarka uu Ruushku ku qaaday waqooyiga magaalada Kyiv qayb ahaan lagu guuleystay, sida uu...
Wararka ugu Danbeeyay Ruushka oo Weerar ku qaadaya Magaalooyin Cusub oo Ukraine ah
Seeriga difaaca cirka ayaa ka kacay in ka badan 15 gobol iyo dhowr magaalo oo Ukraine ku yaala subaxnimadii Sabtida maanta, sida ay sheegtay...
Midowga Yurub oo ku heshiiyey in kaalmo ciidan oo dheeraad ah la siiyo Ukraine
Dalalka Midowga Yurub ayaa ku heshiiyey in 500 milyan oo Yuuro oo kale ay ku bixiyaan kaalmada milatari ee Ukraine.
Tani waxaa sheegay Madaxweynaha Midowga...
Biden oo ka digay in Dagaalka Saddexaad dhexmaro Ruushka iyo NATO
Iska horimaad toos ah oo dhexmara NATO iyo Ruushka ayaa horseedi kara dagaalkii 3aad ee Adduunka, taasi oo ka digay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.
Jimcihii,...
Pentagon oo sheegay in Ciidanka Ruushka ay Qabsanayaan Dhoor Magaalo
Ciidamada Ruushka ayaa isku dayaya inay hareereeyaan magaalooyinka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan Pentagon-ka.
- Kharkiv,...
Ruushka oo mamnuucay dhoofinta badarka badan ee Yurub
Ruushka ayaa mamnuucay dhoofinta sarreenka, galley, ee loo diro Midowga Dhaqaalaha Eurasia (EU) ilaa 31ka Ogosto.
Ujeedada ayaa ah in la sugo cunto ku filan...
Midowga Yurub oo diiday rabitaanka Ukraine ee ku biirista Deg Deg-ah xubinimada EU.
Midowga Yurub ayaa doonaya inuu xoojiyo xiriirka uu la leeyahay Ukraine, balse waxa uu diiday inay si degdeg ah xubin uga noqoto EU. Taasi...
Macron: Shuruudaha xabbad joojinta ee Putin waa wax aan la aqbali karin
Shuruudaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku xiray xabad joojinta Ukraine waa wax aan la aqbali karin, ayuu yiri madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.
"Waa inaan...
Finland oo Sida Sweden diiday inay ku biirto Ururka NATO ” Lama joogo Xili...
Wasiirka difaaca ee Finland Antti Kaikkonen ayaa sheegay in aan la joogin waqtigii ku haboonaa ee dalku ku biiri lahaa NATO.
Kaikkonen ayaa ku sugan...