Friday, February 27, 2026

Canada oo ku Dhawaaqday Go’aano Cusub kadib Toogashooyinkii ka dhacay Mareykanka

0
Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa Isniintii shalay ku dhawaaqay in la mamnuuci doono dhammaan wax iibsiga, iibinta iyo soo dejinta hubka fudud. Go’aankan ayaa...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 31 May: Zelenskyj oo Qiray in Ciidanka Ruushka gaareen Guulo...

0
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 31 May. * Ciidamada Ruushka ayaa isku diyaarinaya weerar culus...

Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ku sugan hawada Taiwan

0
Tiro ka mid ah diyaaradaha militariga Shiinaha ayaa galay hawada Taiwan, sida ay sheegeen maamulka Taiwan. Waxaa jira 22 diyaaradood oo kuwa dagaalka ah, marka...

Ganacsiga u dhexeeya Ruushka iyo Shiinaha oo kordhay

0
Ganacsiga u dhexeeya Ruushka iyo Shiinaha ayaa si aad ah u kordhay sanadihii ugu dambeeyay, daraasad Jarmal ah ayaa muujisay. Shiinaha waa saaxiibka ugu muhiimsan...

Ukraine oo Sheegtay inay isku diyaarineyso Weeraro Ruushka ku soo qaado Slavyansk

0
Ciidamada Ruushka ayaa isku diyaarinaya weerar culus oo ay ku qaadaan magaalada Slavyansk oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada Ukraine ay ku leeyihiin...

Biden oo badaley go’anka uu Ukraine ugu geynayo gantaalada riddada dheer

0
Mareykanka ma siin doono Ukraine gantaalada loo adeegsan karo in lagu weeraro bartilmaameedyada gunta hoose ee Ruushka, sida uu sheegay madaxweyne Joe Biden. Dowladda Ukraine...

Erdogan oo Fariin adag kuna saabsan Suuriya u diray dhigiisa Putin

0
Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka inay muhiim tahay in la sameeyo waxa loogu yeero "aagga nabdoon" ee gudaha Suuriya, sida uu...

Shaqaalo la’an ka jirta Qeybaha Maqaayada ee Dalka Sweden

0
Waaxda maqaayadaha ee dalka Sweden ayaa waxaa ka jirta shaqaale la’aan ba’an , sida ay sheegtay dhowr warbaahin. Mid ka mid ah sababaha arrintani waa mushahar...

Finland oo Xadka Ruushka geysay Diyaaro Nuuca Casriga ah

0
Dowladda Finland ayaa qaybtii ugu horreeysey ee diyaaradaha dagaalka ee F-35 ee Maraykanka gayn doonta gobolka woqooyi ee ee Lapland, marka Helsinki ay hesho...

Ruushka oo Ukraine geeyay Hub Casri ah kuna garaacay Halkaasi

0
Waxaa ay muuqaallo cusubi kasoo baxayaan hannaanka TOS-2 oo lagu naanayso Tosochka oo iminka isagoo casri ah Ukraine la geeyey kaasoo u kala baxa TOS-1 iyo TOS-1A. Midkan...