Sunday, May 4, 2025

Xisbiga S oo kordhinaya Lacagta Kabka ee Dadka Hawlgabka

0
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga ayaa raba inuu balaadhiyo kabka hawlgabka ee muranka dhaliyay ee baarlamaanka loo codeeyay gugii hore. - Hadda waa inaan qaadnaa tallaabada xigta. Lacagaha...

Sweden oo Shaacisay inay diyaar u tahay taageero dheeraad ah oo ay siineyso Ukraine

0
Lix bilood ka dib duulaankii Ruushka ee Ukraine, shir madaxeed caalami ah oo dijital ah ayaa la qabtaa, oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha...

Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday Qaxootiga ugu Badnaa ee Kanalka Faransiiska kasoo galay Shalay...

0
Tiradii ugu badneyd oo dad ah ayaa ka soo tallaabay kanaalka Ingiriiska ee waqooyiga Faransiiska iyagoo raacay doonyo yaryar Isniintii, dowladda Ingiriiska ayaa ku...

Denmark oo ku Dhawaaqday Talaabooyinka Cusub oo Wax looga Qabanayo Dambiyada

0
Danmark ayaa hadda soo bandhigtay tallaabooyin cusub oo wax looga qabanayo dembiyada . Iyadoo la raacayo tilaabada afaraad ee loogu yeero "xirmo ganggiska" -...

Raisal Wasaaraha Finland Sanna Marin oo Raali galin Bixisay

0
Waxaa sii socda qalalaasaha hareeyay ra'iisul wasaaraha Finland Sanna Marin. Talaadadii, waxay ahayd inay raaligelin ka bixiso sawir xisbi kale oo bilaabay inuu ku faafo...

Turkiga oo Sweden ku cadaadinaya inay ansixiyaan mashruucyo balaayiin dollar ah ku baxeysa

0
Iswiidhan waxa ay rabtaa in ay dammaanad ka noqoto dayn dhan saddex bilyan oo koron oo loogu talagalay mashruuca tareenka ee Turkiga. Hadda email-lada la...

Sharciyada doorashada oo la adkeeyay si loo joojiyo codadka Qayaanada ah ee doorashada 2022-ka

0
Kahor doorashada baarlamaanka ee sanadkan, sharciga doorashada Sweden ayaa wax laga bedelay, waxaana hadda si cad loo sheegay in codbixiye kasta uu kaligiis ku...

Faahfaahin: Afar Qof oo loo xiray Toogashadii ka dhacday Magaalada Malmö Emporia

0
Kadib dilkii loo geestay Wiil 31 sano jir ahaa oo Jimcihii lagu dilay xarunta ganacsiga ee Emporia, booliska ayaa xiray afar qof oo labo...

Xisbiga SD ee Sundbyberg oo raba inuu dumiyo buundada Rinkeby

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ee Sundbyberg ayaa raba inuu burburiyo buundada dhex marta degmada Sundbyberg ee Ursvik iyo xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm, sida uu qoray...

Eva Nordmark “Shaqo la’aanta dumarka soo galootiga ah ayaa sii hurisa Kooxaha Gangiska”

0
Xaqiiqda ah in dumarka dibadaha ku dhashay ay dib uga dhaceen suuqa shaqada waxay khatar gelinaysaa shaqaaleysiinta cusub ee kooxaha dembiilayaasha ah.  Tani waa waxa...