Thursday, August 21, 2025

Sweden oo ugu horeysa Xaga Furiinka Wadamada kale ee Yurub

0
Tirokoob ay soo saartay xarunta tirakoobka ee dalka Sweden ayaa muujisay koror ku yimid kiisaska furriinka ee Sweden sanadkii hore. Marka loo eego tirooyinkan, in ka badan 23,600 oo...

Rabshadihii ka dhacay Örebro oo Afar loo Xukumay maanta

0
Xukunkii labaad ayaa maanta laga soo saaray kiisas rabshado ah oo ka dhacay deegaanka Sveaparken ee magaalada Örebro oo ka soo horjeeda rabshada halkaasi ka...

Xanuunka Bus-buska oo ku soo kordhaya Gudaha Dalka Sweden

0
Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ee Iswiidhan ayaa ku dhawaaqday in guud ahaan 43 xaaladood oo busbus daayeer ah laga helay Sweden, taasoo kor u kacday 15...

Bartamaha Magalada Malmö oo Qof lagu Tooriyeeyay

1
Nin ayaa la dhaawacay ka dib markii dhowr jeer lagu tooriyeeyay waddo ku taal bartamaha Malmö subaxnimadii hore ee Sabtida. Sida ay sheegeen Booliska, waxaa soo gaaray...

Dowlada Sweden oo ku Dhawaaqday Sharci Haweenka ka Difaacaya Raga dhibaateeya

0
 Dowladda iyo xisbiga deegaanka ayaa maanta ku dhawaaqay tillaabooyin Cusub oo ay ku tala jiraan in la dhaqan geliyo si loo yareeyo xad-gudubyada ragga...

Haweeney Guriga laga ceshtay markii ay kireysay Qol kamid ah

0
Haweeney da’ ah oo ku nool magaalada Lund ayaa lagu qasbay in ay ka baxdo guri ka kooban saddex qol oo ay ku nooleyd tan iyo...

Sweden oo sheegtay in Corona uu ku soo badanayo Dalka, Xili Sharciyo lasoo saarin

0
Wasiirka arrimaha bulshada,  Lena Hallingren , ayaa ku dhawaaqday in caabuqa Corona uu mar kale ku soo badanayo Sweden. "Runtii waxaa jira bukaanno tiro yar in kasta oo aan...

Qof lagu toogtay Toogasho ka dhacay Götenborg ee Sweden

0
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow Länsmanstorget ee Hisingen, Göteborg. Hans-Juergen Ostler, oo ah afhayeenka booliska degmada Galbeedka, ayaa...

Magaalada Linköping oo laga bilaabay Maxkamadeynta 3 Dhalinyaro ah

0
Maxkamadeynta 3 nin oo dhallinyaro ah oo lagu eedeyay in ay waxyeeleeyeen booliiska ayaa maanta bilaabanaysa, ka dib  rabshadihii  dhacay intii lagu jiray mashaqadii lagu...

CSN oo arday badan ka ceshatay Lacagta Deeqaha Waxbarasho

0
 Tirada ardayda dugsiyada sare ee CSN ay kala laabatay deeqdoodii waxbarasho ee maqnaanshaha awgeed ayaa kordhay. Maqnaanshaha la sheegay ayaa hoos u dhacay intii lagu jiray muddada waxbarashada...