Wednesday, June 17, 2026

Kaalmada Caruurta Sweden oo la kordhinayo sida uu Sheegay Xisbiga Socialdemokraterna

0
Sida uu sheegay maanta Xisbiga S ee Sweden Waxa uu Xisbiga doonayaa in la kordhiyo lacagta kaalmada ee Caruurta loona yaqaano Barnbidrag. Xisbiga ayaa sheegay...

Tagsiilayaasha Sweden oo ku baaqay in la Qaado Tilaabooyin looga Hortagayo Dambiyada Galmada

0
Ururka wadayaasha Tagaasida ayaa ku baaqay in la qaado tillaabooyin looga hortagayo dambiyada faraxumeynta  iyaga oo ku sababeeyay cillado dhanka ammaanka ah . Dalabka ururkan...

Dad Shaqo Been abuur ah loo Sameeyay Si ay Sharciga Deganaashaha Rasmiga u helaan...

0
Sida uu baahiyay Talafashinka Sweden waxaa jira dad badan oo loo sameeyay Shaqo been abuur ah si ay u helaan Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee...

Sweden oo lagu Xiray labo nin oo looga Shakisanyahay inay Basaas yihiin

0
Labo qof oo looga shakisan yahay inay basaas yihiin ayaa lagu xiray dalka Sweden, waxaana lagu eedeeyay falal sirdoon oo sharci darro ah oo...

Dadka Magaalada Stockholm oo laga Codsanayo inay joogaan Guryaha

0
Magaalada Stockholm waxaa ka jira jahawareer dhanka gaadiidka ah oo ka dhashay baraf xooggan. Dadka waxaa laga codsanayaa inay guriga joogaan. Barafka da’ay ayaa sababay in...

Nin Taksiile ku dilay Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden oo lagu qabtay Wadan kale

0
ugu danbeyn Waxaa gacanta lagu dhigay nin Dhawaan magaalada Bergsjön ee Göteborg ku dilay nin Taksiile ah. Ninka Taksiilaha ayaa dilka loo geestay xili uu...

Baraf Xoogan oo ka da’ay Sweden iyo Digniino loo diray Darawalada

0
Baraf xoogan ayaa ka da'ay Qeybo kamid ah Dalka Sweden kaasi oo saameyn xoogan ku yeeshay isku socodka gadiidka ee Dalka. Hay'ada Saadaasha u Qaabilsan...

Qaabka Cusub ee loo Galayo Imtixaanka Taxi-ga Sweden ee dhawaan la bilaabay

0
sida Somaliska ay baahisay dhawaan waxaa la badalay qaabka imtixaanka loo galo gudaha Sweden gaar ahaan taxiga. Qeybaha la badalay waxaa kamid ah Imtixaanka Teoriga...

Koobka Aduunka oo Kanalada Sweden u Baahinayaan Qaab Lacag La’aan Ah (Magacyada Talafashinada)

0
Maalinta Axada ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20-ka November waxaa bilaabanaya ciyaaraha koobka aduunka ee ka dhici doona dalka Qatar.  Tartanka soo socda ayaa socon...

Xisbiga Socialdemokraterna oo dhaliilay Tilaabo ay Dowlada Cusub Qaaday oo horay u balan-qaadin

0
 Shalay, Arbacadii, dawladdu waxay soo bandhigtay xirmo cusub oo militari iyo taageero bini'aadantinimo oo loogu talagalay Ukraine, oo ay ku jiraan nidaamka difaaca hawada.  Kahor...