Wednesday, June 17, 2026

Dhamaadka Isbuuca oo Baraf laga Filayo Stockhom iyo Götenborg

0
Khabiirka   saadaasha hawada ee SMHI ayaa saadaaliyay in magaalada Göteborg ee galbeedka dalka iyo caasimadda Stockholm uu baraf ka da’i doono dhammaadka usbuuca. "Waxaa jiri...

Sharciga Deganaansha Rasmiga ee Sweden Dadka heesta oo Mid ku meel gaar loogu badali...

0
Dalka Sweden waxaa la wareegay Dowlad garabka Midig ah waxana lasoo saaray sharciyo Cusub kuwaasi oo horay dalka ugu jirin. Garabyada midig ayaa doonaya in...

Barlamaanka Sweden oo u Cadeeyay Shari Cusub oo Dood badan abuuray

0
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa cod u qaaday in wax laga bedelo dastuurka dalka Sweden oo lagu ciqaabayo basaaska ajnabiga ah, iyadoo lagu dhaliilayo inuu xadgudub ku...

Sweden oo Nidaamka Liidka Diyaaradaha ugu deeqday Ukraine

0
Wasiirka Difaaca Paul Jonsson ayaa shaaca ka qaaday in Sweden ay u diri doonto dalka Ukrain habab liddi ku ah diyaaradaha , wuxuuna wasiirku shir jaraa’id oo uu...

Qeybinta Qaxootiga ee Degmooyinka oo isbadal lagu Sameenayo Sida Dowlada Sweden Sheegtay

0
Dowladda ayaa ku dhawaaqday in ay dib u eegis ku sameyn doonto qaabka ay hey’adda socdaalka ugu qeybineyso qaxootiga gobollada dalka, si loo tixgeliyo...

Dowlada Sweden oo soo Jeedisay Sharci Cusub oo Dadka Magan-galyo doonka Quseeya

0
Baaritaan cusub oo ay sameysay dowladda Sweden ayay ku soo jeedisay in dadka magan-galyo doonka ah ee Sweden ku nool ay ku noolaadaan guryo...

Tirada Dadka laga Eryay Shaqada oo korortay Sweden

0
Iyadoo heerka shaqo la'aantu ay sii socoto hoos u dhaca, tirada shaqaalaha ee helay ogeysiisyada shaqo ka joojinta ayaa si aad ah u kordhay...

Toogasho ka dhacay Guriga Dabaq ah oo ku yaal Magaalada Eskilstuna ee Sweden

0
Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in dhowr xabadood lagu weeraray guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Eskilstuna, xalay fiidkii. Booliisku ma aysan helin wax dhaawac...

Shahaadada Wiilkeeda ayay ku dalbatay Lacagta Waxbarashada oo Kumaan ah

0
Haweeney reer Nykoping ah ayaa lagu soo oogay dambiyo khiyaano ah.  Sida ku cad eedeymaha, haweeneyda ayaa looga shakisan yahay in ay isticmaashay shahaadada aqbalaada...

Sweden oo Fureysa Xaruumo Dadka isdhiiba lagu Heyo ka hor inta aan go’an laga...

0
Hay’adaha u dooda xuquuqul insaanka ayaa si ba’an u dhaleeceeyay dowladda rajada ay ka qabto in la sameeyo waxa loogu yeero “xarumo ku-meel-gaar ah”...