Qofkii 62aad oo Sanadkan Gudihiisa lagu dilay Dalka Sweden, Warbixinta Booliska oo lagu sheegay
Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Dalka Sweden ayaa lagu toogtay mid kamid ah Kooxaha Gangiska ee ka dhisan Dalka.
Ninkan ayaa loo dilay tuhun la xiriira...
Xaafada Rinkeby oo Toogasho ka dhacday Maanta, Faah-faahin laga helay Qofka la toogtay
Xaafada Rinkeby ayaa maanta galinka hore waxaa ka dhacday toogasho sida ay qortay Warbaahinta Aftonpladet.
Toogashada ayaa loo geestay Qof da'diisa lagu sheegay 30 sano...
Qorshe lagu Joojinayo Musaafurinta Gabadh 10 Sano jir ah oo Socda, Migrationsverket-ka oo gaaray...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa go'an ku gaartay inay Musaafuriso Laura oo ah Gabadh yar oo 10 sano jir ah go'ankaasi oo ahaa mid horay...
Iskuulada oo la Xiray, Basaska qaar oo la joojiyay Qeybo kamid ah Dalka Sweden
Maanta oo Talaado ah waxaa la xiray Qaar kamid Iskuulada Sweden halka Basaska qaarkood la jooojiyay iyadoo Sabab ugu weyn ay tahay Siibashada ama...
Maxkamada sare ee Sweden oo Go’an ka gaartay Wariye loo gudbin lahaa Turkiga
Bulent Kines oo turkiga u dhashay ayaa ugu danbeyn Xukun laga Gaaray Go'ankiisa u wareejinta Dalka Turkiga.
Maxkamada Sare ayaa go'an ku gaartay in Bulent...
” Qoysaska Waa inay Helaan Caawinta Qiimaha Korontada ” Magdalena Andersson
iyadoo ka hadleysa Munaasibad ka dhacday Solna kuna aadan Ciida Crismiska ayay ka hadashey Qiimaha Korontada iyo Qaabka looga caawin karo Dadweynaha Sweden.
Xisbiga S...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo ka jawaabtay Eed uga timid Barlamaanka Sweden
Hay'ada Laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden.
Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden ayaa dhawaan laanta Socdaalka ku dhaliilay...
Magaalada Malmö Shan Dhalinyaro ah oo lagu soo oogay kufsi wadareed ay u geesteen...
Xeer ilaalinta guud ayaa maanta Dambi ku soo oogtay Shan dhalinyaro ah kuwaasi oo Kufdi Wadareed u geestay Haweeney.
Sida uu ku waramayo Shanta Dhalinyrada...
Deganaanshaha Rasmiga iyo Ogolaanshaha Shaqada halaga Celiyo “Dowlada Sweden oo Laanta Socdaalka u bandhigtay...
Dowlada Sweden oo Maanta Shir Jaraa'id qabatay ayaa ku soo bandhigtay Tilaabo Cusub oo Dadka qaar looga Ceshanayo Sharciga Deganaanshaha Rasmi iyo Ogolaanshaha Shaqada.
Wasiirada...
Goob Jimicsi oo Toogasho Bareer ah laga geestay ” Maxkamada Götenborg oo Xukun ku...
Maxkamada Magaalada Götenborg ayaa maanta xukun ku riday nin Da'diisa lagu sheegay 20 sano jir oo geestay Fal toogasho ah.
20 sano jirkan ayaa toogasho...















