Friday, January 2, 2026

Sweden oo Xukun Xabsi ah ku riday Afar Waalid oo Caruurtooda u ogolaaday inay...

0
Maxkamada ku taalla Örebro ayaa xukun ku riday Afar Waalid oo lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyeen guurka Caruurtooda. Sida ku Cad Warbixinta SVT Waalidka...

Sweden Waa Dalka ugu Wanaagsan ee lagu Noolaan karo Sanadka 2022” Warbixin Caalami ah”

0
Warbixin Cusub oo heer Caalami ah ayaa lagu sheegay in Dalka Sweden uu yahay Dalka ugu horeeya Caalamka ee lagu noolaan karo. Baaritaanka oo ay...

Sweden oo Turkiga ku Wareejisay Nin Turkiga uu raadinayay

0
Dowlada Sweden ayaa Turkiga ku waraajisay Nin aad looga doonayay Gudaha Dalkaasi oo iska dhiibay Sweden. Ninkan oo gaaray Sweden sanadkii 2015 ayaa Magangalyo weydiistay...

Basaboorka Sweden oo la Adkeenayo Sida uu sheegay Booliska

0
Tan iyo Markii la Fududeeyay helitaanka Basaboorka Dalka Sweden ee la Cusbooneysiiyo Waxaa jirta dhibaato ka taagan Xaruumaha Booliska ee ku saabsan Basaboorka. Badankooda Basaboorada...

Sweden oo go’an Cusub kasoo saartay Iskuulada Waxbarashada ee Dalka

0
Dowlada Sweden ayaa ugu danbeyn qaadatay go'an Cusub kaasi oo qabanaya iskuulada Waxbarasho ee Dalka. Qeybta Dowlada u Qaabilsan Dhanka Iskuulada ayaa sheegtay in Ardayda...

Hoos u dhac ku Yimid Heerka Dhalmada Sweden

0
Hoose u dhac ayaa ku yimid heerka Dhalmada Dalka Sweden sida ay shaacisay Hay'ada Tirakoobka ee SCB. Sanadkan sii dhamaanaya ku dhawaad 81,550 Caruur ah...

Sweden oo Shaacisay Waqtiga la Bilaabayo Kaalmada Korontada

0
Dowlada Sweden ayaa Maanta Ku dhawaaqday Goorta ka Bilaabayo Lacagta Kaalmada ee Korontada Madama Heerka Korontada ee Dalka Tahay Mid Khaali ah qaar kamid...

Magdalena Andersson oo Sheegtay in Ulf Kristersson uu been u Sheegay Shacabka Sweden

0
Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Magdalena Ardersson ayaa eedeyn u jeedisay Raisal wasaaraha Cusub Ulf Kristersson oo ku aadan balan-qaadyo uu sameeyay Xiliga Doorashada. Magdalena...

Booliska Sweden oo ka digay Khiyaano dhanka Internetka oo Cusub

0
Booliska Dalka Sweden ayaa ka digay Khiyaano ka jirta dhanka Internetka gaar ahaan marka lasoo jabiyo Alaabada. Dhoor Khiyaano ayuu booliska ka digay iyadoo ay...

Kista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay Moolkaasi”

0
Sida Wararka looga Helayo Rag ayaa gudaha u galay Moolka Kista ee Caasimada Stockholm si ay halkaasi dhac uga geestaan. Booliska ayaa Dhacdadan uga warbixiyay...