Dowlada Sweden oo bilowday Xiritaanka qeybo kamid ah Iskuulada Wadanka
Dawladda iyo heeyada caafimaadka bulshada ayaa si wadjir ah kula taliyey maamullada dugsiyada sare (gymnasiet) jaamacadaha iyo waxbarashada dadka waaweeyn ee Komvux in ay...
Sharci Cusub:- Dowlada Sweden oo Mushahar siineysa Dadka Shaqadooda ku waayay Cudurka Coronavirus iyo...
Saameeyntii uu feyruuska Corona ku yeelanayey bulshada ayaa halkiisii ka sii socota waxaana Dowlada soo saartay Sharciyo looga hortagayo dhibaatada ka dhalan karta cudurkan
Dawlada...
Sweden Tirada Dadka u dhintay Caabuqa Coronavirus oo Korortay Magaaladee ugu badan
Saddex qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey caabuqa korona dalka Sweden, sida uu qoray war geeyska Aftonbladet.
– Saddexdan qof ee geeriyooday oo horay...
Akhriso:- Habka ugu Wanaagsan ee looga hortagi karo Cudurka Coronavirus ee dunida ku faafaya
Waxaa bilihii lasoo dhaafay dunida aad ugu baahay xanuunka Corona ee loo yaqaano Covid 19, kaas oo kumanaan dad ah ay ugu dhinteen dalalka...
Dhageyso:- Madaxda Dowlada Sweden oo Shir Jaraa’id Qabtay goor dhow kana soo saaray Qodobo...
Madaxda ugu sareyso Dowlada Sweden Sida Raisal wasaaraha Sweden Stefan iyo Xubno kale oo dhanka dowlada ku jira ayaa qabtay shir jaraa'id waxaana ay...
Dowlada Sweden oo Qof kasta ugu baaqday in wadanka uu joogo kana digtay Safarada...
Joog wadanka hana u safrin wadan kale hadii aysan jirin muhiimad gooni ah taasi waa fariinta dowlada u dirtay dadweynaha Sweden.
''maahan xiliga saxda ah...
Diyaarada Turkish Airline oo joojisay Duulimaadkeeda Sweden iyo Norway
Tobanaan kun oo Swedish iyo Norwegian ayaa waxaa saameenaya go’aanka diyaaradda Turkish airlines ku joojisay duulimaadyadda ka tegaya ama imaanaya Sweden, Norway iyo sideed...
Dukaanada Sweden iyo Farmashiiyada oo laga waayay Cunooyinka iyo Adeegyada kale ee muhiimka ah
Dukaanada Dalka Sweden ayaa lagu waramayaa in ay gabaabsi ka yihiin adeegyada qaar ee muhiimka ah sida Cunooyinka iyo Warqadaha loo isticmaalo Suuliyada kadib...
Denmark oo iska xirtay Xuduudka Sweden ay la wadaagto
Saacadda marka ay maanta ahayd 12 duhurnimo dalka Danmarka ayaa xiray xadka uu la wadaago Sweden si isaga ilaaliyo faafista cudurka Coronavirus.
Dadka Sweden ee...
Qofkii Labaad oo Sweden ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus ee Xaaladiisa sii kordheyso
Qofkan labaad ee uu dilay Corona iyo kii ka horreeyay ayaa labadduba ah dad waaweelo oo qabay xanuuno kale. Bukaankan labaad ayuu cudurka ku dilay cisbitaalka...















