Wednesday, December 31, 2025

Khilaaf ka jira Kordhinta Qiimaha Guryaha Sweden

0
Khilaaf xoogan ayaa ka dhexjira shirkada leh guryaha la kireeyo ee Sweden iyo Ururka Kireestayaasha iyadoo khilaafka uu ku aadanyahay qiimaha lagu kordhinayo guryaha...

Qarax Xalay ka dhacay Magalaada Uppsala ee Dalka Sweden

0
Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm. -Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri...

Sharuudaha Sharciga Deganaashaha ee Shaqooyinka iyo Dadka uu Qabanayo

0
Dhawaan Dowlada gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa sharuud ku xirtay in qofka dalbanaya Sharciga Deganaanshaha lagu xiro sharuudo adag oo dhanka mushaharka ah taasi...

Shan Qof oo ku dhimatay Shil uu geestay Wiish oo ka dhacay Sundbyberg

0
Shan qof ayaa dhimatay kadib markii wiish uu ku soo dhacay meel dhismo ah oo ku taal Sundbyberg shalay, sida uu xaqiijiyay xafiiska xeer...

Sweden oo kasoo horjeesatay Xabad Joojinta Israel iyo Hamaaz

0
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden, Tobias Billstrom, ayaa diiday inuu taageero dalabka xabad joojin ee Gaza oo ay soo bandhigtay Spain Malta, Belgium iyo Ireland. Bellstrom...

Saddex Qof oo ku Dhaawacmay Toogasho ka dhacday Södertälje

0
Saddex qof ayaa laga helay bannaanka hore ee Hovsjö ee Södertälje iyagoo qaba Dhaawacyo Rasaas av sida uu booliisku ku qoray bogga maamulka. Saddexdaba...

Mobilada oo laga Mamnuucayo Iskuulada Hoose iyo Dhexe ee Sweden

0
Waxaa la filayaa in dugsiyada hoose/dhexe ee dalkan Iswiidhan ay gebi ahaanba Mamnuucaan aaladaha mobilada ee ardayda sida ku cad soo jeedinta xisbiyada dowladda...

Tirada Dadka ku noo Stockholm oo la shaaciyay, Tiro koob Cusub

0
In ka badan 990,000 oo qof ayaa ku nool degmada Stockholm. Sidaas waxa muujiyay tirokoobyada cusub ee SSB. Saadaasha ayaa ah in in ka badan hal...

Nin Baraf Dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm

0
nin da'diisa lagu sheegay 65 sano jir ayaa baraf dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Maamulka Södertälje. Sida warbixinta lagu sheegay ninkan ayaa...

Xabsi Lagu Xukumay Hooyo iyo Gabadh ay dhashay oo Guryaha ku kireeya Suuqa Madow

0
Hooyo iyo Gabadh ay dhashay ayaa lagu xukumay Xukun xabsi kadib markii lagu helay in ay guryaha ku kireeyaan Suuqa Madow oo mamnuuc ka...