Dowlada Sweden oo kordhisay Qiimaha iyo Mudada la helayo lacagta jirada ee maalinta ugu...
Sida maanta Dowlada Sweden ku shaacisay shir jaraa'id waxaa dowlada ay go'ansatay kordhinta mudada la helayo lacagta dowlada ay bixiso maalinta ugu horeysa ee...
Sweden oo sheegtay in Sadex wadan oo Norway ku jirto ka caawineyso iibsiga Talaalka...
Raadiyaha Sweden ayaa sheegay in dowladda Sweden go'aansatay inay ka caawiso Norway, Iceland iyo Switzerland inay soo iibsadaan tallaalada loo yaqaan 'Covid-19.
Qaab dhismeedka wadashaqeynta...
Wasaarada Arimaha Dibada Sweden oo War kasoo saartay Safarada Midowga Yurub ee Xiliga Ciida
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden ayaa xaqiijisay in aysan jirin wax mamnuuc ah oo dadka Iswiidhishka ah u diidaya u socdaalida waddamada Midowga Yurub...
Hay’ada Trafikverket oo Shaqaalaheeda Waydiisay Hadii ay ka shaqeyn karaan Daryeelka Caafimaadka
Gobolka Stockholm ayaa toddobaadkan ka digay in shaqaalaha ku jira qeybaha daryeelka deg degga ah aysan ku filneyn taasi oo keeni karta in shaqaalaha...
Qoys ka kooban Aabe, Hooyo iyo Todobo Caruur oo laga saaray Gurigooda Magaalada Malmö...
Qoys ka kooban aabe, hooyo iyo todobo caruur ah ayaa wajahaya in laga saaro aqalkii ay daganaayeen ee ku yaalay xaafada Rosengord, Malmö, sababo...
Lena Hellengren ” Dadka dhibaatada ku dareema Talaalka waxaan siineenaa Magdhow ”
Xili dad badan oo ku nool aduunka ay ka baqayaan dhibaato kasoo gaarta Talaalka Corona ee dhawaan la ansixiyay ayaa taasi waxaa ka hadashey...
Tirada Dhismahada Corona ee laga diiwaangaliyay Dalka Sweden oo lasoo bandhigay
Cudurka Corona ayaa ka jira gudaha Iswiidhan kaasi oo dad badan u dhinteen xili waddanku uu diiwaan geliyey tiro aad u tiro badan oo...
Sweden oo bilaabeyso Fariimo Qoraal ah oo ku saabsan Corona 14 December
Dawladdu waxay maanta shaacisay in mas'uuliyiinta Sweden ay fariimo qoraal ah ugu diri doonaan dadka deegaanka fariimaha cusub ee tilmaamaha caafimaadka ee dhaqan galaya...
Sweden oo sameeneysa Xaruunta ka hortaga Qatarta Internet-ka
Dowladdu Sweden ayaa go’aansatay inay aasaasto Xarunta Qaranka ee Xogta Amniga Waxayna amartay tiro wakaalado ah inay si wada jir ah uga shaqeeyaan "ka...
Dowlada Sweden oo kordhisay ka dhaafitaanka Dadka Shaqeeya ee Warqada Cadeynta jirada
Wasiirka Suuqa Lacagta, Per Bollund, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay kordhin doonto, markii seddexaad, ka dhaafitaanka muujinta shahaadada jirrada .ee shaqaalaha Corona darteed.
Taas...
















