Saturday, September 6, 2025

Hay’ada Trafikverket oo Shaqaalaheeda Waydiisay Hadii ay ka shaqeyn karaan Daryeelka Caafimaadka

0
Gobolka Stockholm ayaa toddobaadkan ka digay in shaqaalaha ku jira qeybaha daryeelka deg degga ah aysan ku filneyn taasi oo keeni karta in shaqaalaha...

Qoys ka kooban Aabe, Hooyo iyo Todobo Caruur oo laga saaray Gurigooda Magaalada Malmö...

0
Qoys ka kooban aabe, hooyo iyo todobo caruur ah ayaa wajahaya in laga saaro aqalkii ay daganaayeen ee ku yaalay xaafada Rosengord, Malmö, sababo...

Lena Hellengren ” Dadka dhibaatada ku dareema Talaalka waxaan siineenaa Magdhow ”

0
Xili dad badan oo ku nool aduunka ay ka baqayaan dhibaato kasoo gaarta Talaalka Corona ee dhawaan la ansixiyay ayaa taasi waxaa ka hadashey...

Tirada Dhismahada Corona ee laga diiwaangaliyay Dalka Sweden oo lasoo bandhigay

0
Cudurka Corona ayaa ka jira gudaha Iswiidhan kaasi oo dad badan u dhinteen xili waddanku uu diiwaan geliyey tiro aad u tiro badan oo...

Sweden oo bilaabeyso Fariimo Qoraal ah oo ku saabsan Corona 14 December

0
Dawladdu waxay maanta shaacisay in mas'uuliyiinta Sweden ay fariimo qoraal ah ugu diri doonaan dadka deegaanka fariimaha cusub ee tilmaamaha caafimaadka ee dhaqan galaya...

Sweden oo sameeneysa Xaruunta ka hortaga Qatarta Internet-ka

0
Dowladdu Sweden ayaa go’aansatay inay aasaasto Xarunta Qaranka ee Xogta Amniga Waxayna amartay tiro wakaalado ah inay si wada jir ah uga shaqeeyaan "ka...

Dowlada Sweden oo kordhisay ka dhaafitaanka Dadka Shaqeeya ee Warqada Cadeynta jirada

0
Wasiirka Suuqa Lacagta, Per Bollund, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay kordhin doonto, markii seddexaad, ka dhaafitaanka muujinta shahaadada jirrada .ee shaqaalaha Corona darteed. Taas...

Sharciga Dugsiga Sare ayuu ku helay Degenaanshaha lakin dib ayaa looga ceshtay sababtaan

2
tan iyo sanadkii 2015 waxaa jiray sharciyo badan oo Dowlada Sweden soo saartay kuwaasi oo qaxootiga lagu adkeeyay waxana arintaasi keentay in dad badan...

Barlamaanka oo Cod Aqlabiyad ah uga soo horjeestay Sharciga Dhalinyarada ee Dugsiga Sare

0
Aqlabiyadda xisbiyada baarlamanka ayaa ka soo horjeeda soo jeedinta dowladda ee ku saabsan in laga Qafiifiyo sharciga dugsiga sare ee lagu muransan yahay. Tani...

Sweden” Waxaan talaaleynaa Dadka ka weyn 18 Sano jir marka uu talaalka yimaado”

0
Dowladda Iswiidhan waxay xaqiijisay in dhammaan dadka qaangaarka ah ee ka weyn 18 sano lagu tallaali doono tallaalka 'Covid-19 inta lagu jiro qeybta hore...