Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden oo soo jeediyay in la Mamnuuco Iskuulada Diimaha ee Madaxa...
Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden ayaa maanta soo jeediyay in la Mamnuuco iskuulada Diimaha ee Madaxa banaanka kana jira Dalka.
Wasiirada Waxbarashada Sweden Anna Ekström oo...
Sweden oo Musaafurineysa 3 Sano jir ku dhashay Dalka
Dowlada Sweden ayaa Musaafurin karta Tim oo Saddex sano jir ah kuna dhashay Dalka Sweden sida uu qoray Aftonbladet.
Dowlada ayaa horay go'an uga gaartay...
Sharciga halaga Celiyo Qofka Booqda Wadankiisa uu dhibaatada kaga soo cararay
Xisbiga Moderaterna oo kamid ah Xisbiyada ugu weyn Sweden ayaa soo jeediyay in Sharciga Deganaanshaha Rasmiga laga qaado qofka booqasho ku taga Dalkiisa sida...
Sweden oo dib u soo Celisay Sharciga Lacagta looga Jaro Qofka Maalinta u Horeyso...
Dowlada Sweden ayaa Maanta ku dhawaaqday in ay dib u soo Celisay Sharciga Dhigaya in Qofka laga Jaro Mushaharkiisa Maalinta ugu horeysa ee Jirada...
Sweden oo bilaabeysa Talaalka Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Talaalka la siinayo Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka.
Sababta Talaalka u qaadanayaan ayaa lagu sheegay in loo...
Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka Talaalka qaatay ee ka imaanaya Dalalka Yurub
Dowlada Sweden ayaa maaan ku dhawaaqay go'an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka ee u soo safraya Dalka Sweden Sida ay sheegtay Warbaahinta...
Waxaa lagu Ganaaxay 1 Milyan kadib markii lagu helay in uu iibiyo Kanaalo iyo...
Maxkamad ku taala SmĂĄland oo ka tirsan Sweden ayaa maanta xukuntay nin Sida la sheegay iibin jiray Rasiifaro ay ku jiraan Kanaalo kuwaasi oo...
Sweden oo Bilaabeysa Tareen 30 Daqiiqo ku tagaya Stockholm ilaa Oslo
Sweden ayaa Hirgalineysa Tareen ka tagaya Stockholm isagoo 30 Daqiiqo ku Tagaya Caasimadda Norway ee Oslo sida ay Sheegtay Shirkada isla Tareenka ee Hyperloop.
Tareenka...
Sweden oo ku Dhawaaqday inay soo qaadeyso Haweenka IS ee ku sugan Suuriya
Dowlada Sweden ayaa shaacisay in Qaxooti Suuriyaan ah ay kasoo qaadeyso Dalka Suuriya Sida ay sheegay wasiirada Arimaha dibada Ann Linde.
Qaxootiga laga soo qaadayo...
Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...