Home Wararka Maanta Wasiirad ka tirsan Sweden oo maanta laga helay Xanuunka Corona

Wasiirad ka tirsan Sweden oo maanta laga helay Xanuunka Corona

0
Lena Hallengren iyo Anna Ekström. Foto: TT

Wasiirka waxbarashada Anna Ekström ayaa laga helay cudurka loo yaqaan ‘coronavirus’, xoghayaheeda saxaafadda ayaa u sheegay SVT.

Xoghayaha Warfaafinta ayaa fariin gaaban ku qoray in “wasiiraddu si buuxda u qaadatay Talaalka Corona ayna raacdo talooyinka Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha, sidaa darteed hadda inay ku shaqeyso guriga.”

Golaha Wasiirada ayaa sheegay in ilaa hadda aysan jirin wax war ah oo ku saabsan Wasiiro kale oo ka tirsan Xukuumadda oo laga helay Corona.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here