Laanta Socdaalka ee Migrationsverketka oo ku dhawaaqday Dalal Amaan ah oo Qaxootiga lagu celin...
Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday liis ay ku qoran yihiin dalal amaan ah oo ay si toos ah ugu celin karto magangalyo-doonka. Liiska waxaa...
Dhageyso:- Fartuun oo markii labaad la talaalay kana hadleysa wixii ay dareentay Talaalka kadib
Norway ayaa wada talaalka Corona waxana Talaalkaasi qaatay dad badan oo Somali ah inkastoo somalida badankeeda ay u arkaan in Talaalka uu dhibaato keeni...
Booliska Norway oo gudaha u galay Labo Maqaaxi oo Somali leedahay
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa xalay qaab roondo ah u gaaray Xaafadaha Ajaanibta halkaasi oo ay gudaha u galeen ku dhawaad...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo go’an kasoo saartay Sharciga Dhalinyarada ee ku meel gaarka
Wakaaladda socdaalka ayaa dhaleeceysay soo jeedinta dowladda ee ku saabsan wax ka beddelka sharciga dugsiga sare ee loo yaqaan gymnasielag, waxayna sheegtay in uu yahay mid...
Mohamed Hassani oo sugayay dhalashada Sweden mudo 11 sano si uu hooyadiisa ula kulmo
TV-ga Iswiidhan ayaa maanta soo bandhigay sheekada nin reer Afghanistan ah oo lagu magacaabo Muhammad Hassani isagoo tusaale u ah silica ay la kulmayaan...
Sweden oo tarxiishay Hooyo labo Caruur ku heysatay Wadanka
In kasta oo guur shan sano ah iyo laba carruur ah oo yaryar ay heysato Hooyo Chritalinne ayaa laga masaafiriyay Dalka.
Christalline oo 36 jir...
Sweden oo qaabileysa Qaxootiga ka badan inta UN-ka u qoondeesay Somaliya oo ku jirta...
Iswiidhan waxay si ku-meelgaar ah u kordhin doontaa qaabilaadda qaxootiga ee nidaamka kootada ah illaa 6,400 oo qof sannadkan. Dowlada ayaa wakaaladda socdaalka u ogolaatay in ay qaabisho dadka...
Laanta Socdaalka oo ka hadashey go’anka Sharci siinta ee Caruurta iyo Xaquuqdooda
Hay'adda Socdaalka waxay ku daabacday Bogeeda bayaan cad oo ku saabsan heshiiska xuquuqda carruurta iyo saamaynta ay ku leedahay kiisaska magangalyo-doonka.
Hay'adda laanta socdaalka ayaa carabka...
Qoys Somali ah oo laga saaray Gurigooda 1,5 Milyan Kr oo loo aruuriyay markii...
Aabe Somaliyeed iyo Xaaskiisa iyo 5 Caruur ah oo ay dhaleen ayaa dhawaan laga saaray guri ay daganaayeen oo ku yaalla Caasimada Oslo ee...
Barlamaanka Norway oo go’an kasoo saaray go’aanada Tarxiilka ee Hay’ada UNE
Barlamaanka Dalka Norway ayaa isku raacay in dib loo dhigo go'aanada Tarxiilka ee Hey'ada UNE ku sameyso dadka Qaxootiga ee ku nool Dalka kuwaasi...