Aabayaasha oo ka yar Hooyooyinka Qaadashada Fasaxa Waalidiinta
Waxaa lasoo saaray Warbixin muujineysa sida Waalidiinta uga simanyihin Fasaxa Waalidka ee loo qaato Caruurta Waxana Warbixinta ay muujineysa in Aabaha uu ka yaryahay...
Sharciga Cusub ee Laanta Socdaalka Sweden oo dhawaan bilaabanaya iyo Dhaleeceyn ka jirto
Sharciga cusub ee Sweden ee ku saabsan socdaalka wuxuu dhibaato ku abuurayaa hey'adda laanta socdaalka.
Sida Hay'ada Socdaalka ay shaacisay Sharciga ayaa ah mid lagu...
Sweden: Sharci Cusub oo ku saabsan Dadka Xanuunsanaya ee lacagta laga jaro
Dowladdu Sweden ayaa rabta inay bedesho sharciyada kuwa muddo dheer xanuunsanaa oo aan shaqeyn karin iyadoo la badalayo sharciga hore.
Dadkaas waa inay ka helaan...
Sharci Cusub oo loogu tala galay Qaxootiga Sweden
Dowlada ayaa dooneysa inay wax ka bedesho sharciyada dadka imaanaya Sweden kana yimaada wadamada kale. Waa in loo ogolaadaa oo keliya inay Iswidhan joogaan...
Migrationsverket: Caruurta Waalidkooda heysan Sharciga oo la Musaafurin karo
Hay'ada laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa musaafurineysa caruurta aanan waalidkooda heysan sharciga dalka.
Caruurta ayaa noqoneysa kuwa ku dhashay wadankan ee waalikooda heysan sharciga...
Go’aano Cusub oo laga Filayo Dowlada Sweden Maanta
Maanta, dowladdu waxay soo bandhigeysaa go'aanno cusub oo ku saabsan xaddidaadaha lagu soo rogay si loo xadido faafitaanka cudurka Corona.
Dowladda ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo...
Akhriso: Sharciyada Sweden ka jira ee isbadalaya Bisha April Bilowgeeda
Laga bilaabo 1da Abriil, waxaa jira Shariyo Sweden iska beddelaya. Sharciyada Sweden iska badalaya ayaa kala ah
Waxbarashada gudaheeda
Laga bilaabo Abriil 1, dugsiyadu waxay albaabada...
Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,
Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga.
Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo...
Dowlada Sweden oo kordhineysa Lacagta Kaalmada Guryaha (bostadbidrag) gaar ahaan Waalidka Caruurta Heesta
Dowlada Iswiidhan ayaa soo jeedisay in la kordhiyo kaalmada guriyeynta (bostadbidrag) ee loogu talagalay qoysaska carruurta leh boqolkiiba 25 inta u dhexeysa muddada u dhexeysa...
Stockholm: ku dhawaad 30 Qof oo Maxkamadda la horkeenay Maanta, Fanaaniin Caan ah oo...
Xeerilaaliyaha guud wuxuu maanta keenay 30 qof oo lagu maxkamadeenayo magaalada Stockholm kuwaas oo looga shakisan yahay inay galeen dambiyo waaweyn oo la xiriira...