Migrationsverket-ka oo caddeyay shuruudaha looga baahan yahay carruurta si ay u helaan deggenaansho rasmi...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa cadeesay sharuudaha looga baahanyahay Caruurta si ay u helaan Deganaanshaha Rasmiga iyadoo la raacayo sharciga bilowday 20 july.
Laanta Socdaalka ayaa...
CSN oo Fududeysay Dadka Deysan kara lacagta lagu barto Leysanka Gaari wadista (Körkort)
Hay'ada CSN ayaa wax ka badshey qaabka lagu amaahan karo lacagta lagu barto kaarka gaari wadista ee wadanka sweden.
Lacagta amaahda ayaa loo ogolaa qofka...
Qaxooti loo diiday Sharciga Sweden oo Cuntada diiday si loogu Celiyo Dalalkooda
ku dhawaad 24 qof oo kamid ah Qaxootiga Sweden ee Diimada la siiyay ayaa ka soomay cuntada ay cuni lahaayeen iyagoo doonaya in dalalkooda...
Gävle: Haweeney Gacanta laga Qaniinay Markii ay diiday in ay Raacdo Taxi Suuq Madow...
Haweeney 50 sano jir ah ayaa xalay lagu weeraray oo gacanta looga qaniinay Degmada Gävle markii ay diiday in ay ogolaato taksiile doonayay in...
Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga la Filayo in Sharciga loo kordhiyo
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay tirada Qaxootiga la filayo in sanadkan loo kordhiyo Sharciga ku meel gaarka ah kuwaasi oo sii kordhaya...
Sweden oo Adkeesay Sharciyada Kaarka Gaari wadista ( Körkort) ee Iskuulada taraafikada
Dowlada Sweden ayaa maanta go’aansatay in la adkeeyo sharciyada la xiriira iskuulada wadista gawaarida, si loo joojiyo dhaqamada sharci darada ah iyo shaqada madow...
Norway: Mustafe Hassan oo Hay’adda UNE kaga guuleestay Maxkamada
Sheekada Mustafe Hassan oo aheyd mid qabsatay wadanka Norway ayaa dad badan ka caroodeen markii sharciga laga ceshtay mustafe ka horna walaaladiisa iyo hooyadiisa...
Migrationsverket-ka Sweden oo Cadeeyay Sharuudaha Qoysaska leesku Keenayo Sida, Guriga, Shaqada iyo Dhaqaalaha
iyadoo 20 bishan uu dhaqan galay sharci cusub oo dhanka socdaalka la xiriira waxaa sharcigaasi kamid ahaa mideynta Qoysaska si qofka loogu keeni Qoyskiisa...
Norway oo joojisay Tarxiilista Qaxootiga ku nool Dalkaasi ee kaso jeeda Dalka…
Agaasinka soo galootiga dalkan Norway (UDI) iyo gudiga racfaanada soo galootiga (UNE) ayaa go aansaday in la joojiyo ku laabashada qasabka ah ee Afghanistan...
Migrationsverket-ka oo Cadeeyay Sharciga Dugsiga Sare iyo Sida Qofka uu ku heli karo Deganaanshaha...
20 bisha oo naga xiga 3 maalin waxaa Sweden ka bilaabanaya Sharci Cusub kaasi oo si abadi ah looga isticmaalayo wadankan iyadoo meesha laga...