Sweden oo NATO la Sameeneysa Dhoolatus , Norway oo Qeyb ka ah Dhoolatuskaasi
Wasiirka arrimaha dibadda Anne Linde iyo wasiirka gaashaandhigga Peter Holtqvist ayaa maanta ku martiqaaday dhammaan xisbiyada baarlamaanka wadahadal ku saabsan xaaladda siyaasadda amniga.
Linde ayaa...
Weriye ka tirsan Fox News oo ku dhaawacmay Caasimada Kyiv
Wariye ka tirsan Fox News ayaa lagu dhaawacay banaanka caasimadda Ukraine ee Kyiv, sida uu sheegay TV-ga. Waxay hadda hayaan faahfaahin yar oo ku...
Markab Dagaal oo soo gaaray Sweden kaasi oo laga leeyahay Mareykanka
Markabka USS Forrest Sherman ayaa soo gaaray Stockholm maamta. SDF ayaa ku warantay in joogitaanka markabka aysan ahayn xaalad degdeg ah, balse taa beddelkeeda...
Wadahadaladii u dhaxeeyay Ruushka iyo Ukraine oo hakad ku jira
Wadahadallada u dhexeeya wakiilada Ruushka iyo Ukraine ayaa la hakiyay iyadoo dib loo bilaabayo Talaadada, sida ay sheegeen maamulka Kyiv.
Ilaa hadda, lama oga nuxurka...
Ruushka oo Shiinaha ka codsaday gargaar milatari Sida uu sheegay Mareykanka
Ruushka ayaa Shiinaha waydiistay gargaar militari iyo taageero dhaqaale tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka.
Ruushka ayaa taageero dhaqaale...
Sharaxaad laga bixiyay Xarafka Z ee ay wataan Ciidanka Ruushka ee Ukraine galay
Xarafka “Z” ayaa ka muuqda gaadiidka dagaal ee ay wataan Ciidamada Ruushka ee ku duuley dalka Ukraine, waxaana ay dadka qaarkood xitaa ku misaaleen Swastika-dii ay siteen Ciidamadii...
Maraykanka oo si buuxda uga hadlay haddii uu Ruushku weeraro dhul ka tirsan NATO
Lataliyaha Amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa uga digay Ruushka in ay weerarto dhul ka tirsan NATO, wuxuuna sheegay in haddii ay taasi dhacdo...
Dowladda Mareykanka oo si kulul uga hadashey dilka weriye Mareykan ah oo lagu dilay...
Lataliyaha dhanka amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa sheegay in dilka weriyaha Mareykanka ee Ukraine ay cawaaqib ku yeelan doonto Ruushka.
- Sida cad tani...
Ruushka oo Sweden u diray Digniin kale oo ku aadan ku biirista NATO
Warbixin cusub oo ka soo baxday sarkaalka Ruushka Sergei Belyaev, wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa cusboonaysiisay digniinta ka dhanka ah Sweden iyo Finland inay...
Zelensky oo Sheegay inuu Putin kulamo kulmayo Israel , Hal Sharuud ayuu ku xiray...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay inuu u furan yahay inuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kula kulmo Israa’iil. Laakin waa hadii ay jirto xabad joojin.
Ra'iisul...