Wednesday, July 16, 2025

Ruushka oo Digniin u diray Reer Galbeedka isagoo riday Gantaalaha Nuuca Hawada Sare

0
Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa xaqiijisay Sabtidii in ay gantaal ku ridday bartilmaameedka galbeedka Ukraine. Khabiir dhanka ammaanka ah ayaa aaminsan in taasi ay tahay...

Finland oo sanadkii shanaad ku guuleysatay dalka ugu farxadda badan caalamka, Sweden iyo Norway...

0
Dalka Finland ayaa sanadkii shanaad oo xiriir ah loo aqoonsaday dalka ugu farxadda badan caalamka, halka Afghanistan ay ku jirto kaalinta ugu hooseysa, waxaana...

Ciidan Jeejniya ah oo ku wajahan Ukraine Sida uu sheegay Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov

0
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa sheegay in kumannaan mutadawiciin ah oo Jeejniya ah ay ku wajahan yihiin Ukraine si ay uga dagaalamaan dhanka Ruushka. Kadyrov...

Dowlada Sweden oo Barlamaanka horgeysay Sharciga Wax ka Badalka Caruurta ee Qoysaska

0
Dowladda Iswiidhan ayaa maanta baarlamaanka horgeysay wax ka beddelka sharci ee ku saabsan carruurta sida qasabka ah loogu xanaaneeyo adeegga bulshada . Wax ka beddelka ayaa...

Booliska Sweden oo loogu baaqay Xalinta Sugitaanka dheer ee Basaboorka

0
Xafiiska wakiilka cadaalada ee Örebro ayaa warbixino dhowr ah ka helay muwaadiniinta oo ku saabsan dib u dhaca ku yimid bixinta ama cusboonaysiinta baasaboorka. Waxaana la gudbiyay 20...

Wiil Somali ah oo Walaalkiisa ku dilay Magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka

0
Magaalada Columbus gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacay dil dadka Soomaaliyeed si weyn uga argagaxeen,kaddib markii wiil dhallinyaro ah oo asal ahaan...

Sweden oo Hub Dheeraad ah u direysa Dalka Ukraine oo dagaalo ka socdaan

0
Ra’iisal wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa meesha ka saarin in hub dheeraad ah loo dirayo DalkaUkraine. Andersson oo shir jaraa’id qabatay wax yar ka hor inta...

Ukraine oo sheegtay in Heshiis Nabadeed la Qaadaneyso Ruushka hadii sidan Xaalka ku socdo

0
Alexey Arestovich, oo ah La-taliyaha Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Moscow iyo Kiev ay saxiixi karaan heshiis nabadeed toddobaadyada soo socda. Ruushka...

Xisaab Celinta Canshuurta ee Sweden oo maanta bilaabaneysa ” Goormee ayaa u danbeysa

0
Canshuur celinta (deklarationer) ee Sweden ayaa la celin karaa laga bilaabo maanta oo ah Maarso 15-keeda. skettverket ayaa dib ugu soo celisay si dhijitaal ah...

Zelensky ” Na Caawiya idinkoo kasoo Qaadaya Caawin Naftiina ah ” Zelensky oo Fariin...

0
Dhammaan dalalka Yurub waa bartilmaameedka suurtagalka ah ee Ruushka, ayuu yiri madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo khudbad u jeediyay Hogaamiyaasha Yurub. Hadalkan oo muuqaal ahaan...