Sweden oo Sharciga ku Siineysa Mudo Isbuuc ah Qaxootiga ka imaanaya Ukraine
Hay’adda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga Ukrain ay ku heli karaan sharci ku meel gaar ah iyo ogolaansho shaqo hal usbuuc gudaheed marka ay yimaadaan Iswiidhan,...
Ruushka oo si heer sare ah ula sii wareegaya Hawada Dalka Ukraine Sida Mareykanka...
Diyaaradaha militariga Ruushka ayaa si isa soo taraya u bilaabay howlo ay ka wadaan hawada Ukraine, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan...
NATO oo sheegtay i Sweden iyo Finland aysan u Damaanad Qaadi karin Kaalmo Milatari
Madaxa NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Nato iyo Wadamada kael Sida Norway aysan dammaanad qaadi Gurmad Milatari haddii Finland ama Sweden ay soo...
Erdogan oo Putin u diray Fariin ka duwan Fariimaha Madaxda Reer Galbeedka
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Vladamir Putin ka codsan doona in uu si sharaf leh uga soo baxo Ukraine si uu dagaalka u...
Zelensky oo la sheegay inuu ka codsaday Biden inuusan cunaqabatayn saarin Abramovich
Si loo fududeeyo wadahadalada nabada, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa la sheegay inuu ka codsaday Mareykanka inaan la cunaqabateyn Roman Abramovich.
Abramovich oo u dhashay...
Barlamaanka Sweden oo go’an Cusub soo saaray Maanta
Baarlamaanka ayaa maanta go’aamiyay in la dhimo canshuurta laga qaado shidaalka iyo naaftada, taasoo horseedaysa in qiimo dhimis lagu sameeyo kaalimaha shidaalka 50 euro halkii litir, laga bilaabo bilowga...
Ruushka oo sheegay inuu qabsaday Magaalo Cusub oo Ukraine ka tirsan
Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Izium ee dalka Ukraine, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Ruushka ee Tass.
Izium waxay ku taal wabiga Severskij...
Britain oo cunaqabatayn ku soo rogtay 59 shirkadood iyo shaqsiyaad cusub oo Ruush ah
Britain ayaa khamiista maanta cunaqabatayn kusoo rogtay 59 shirkadood iyo shaqsiyaad cusub oo Ruush ah, oo ay ku jirto shirkadda amniga ee Wagner.
Kooxda Wagner...
Baarlamaanka Sweden oo ansixin doona in hub badan loo diro dalka Ukraine
TV-ga Sweden ayaa ogaaday in guddiga maaliyadda ee baarlamaanka uu wado qorshe uu go’aan uga gaarayo in hub cusub oo Swedish ah la geeyo dalka Ukraine.
Marka loo...
Ciidamada Ukraine oo dib u riixay kuwa Ruushka ee ku dhawaa Caasimada Kiev
Ciidamada Ukraine ayaa Arbacadii ku guuleystay inay dib u riixaan Ciidanka Ruushka ee ku soo dhawaaday degmooyinka ku xeeran caasimadda Kyiv, sida uu sheegay...