Monday, July 14, 2025

Ukraine oo soo bandhigtay Tirada Ciidanka Ruushka ay ku dishay Dagaalkeeda

0
Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in 19,100 askari oo Ruush ah la dilay tan iyo markii uu Ruushku galay Ukraine 24-kii February. Intaa waxaa...

Mareykanka oo digniin kasoo saaray Safarka lagu tagayo Dalka Shiinaha

0
Mareykanka ayaa uga digaya dadka Mareykanka ah inay u safraan Shiinaha sababo la xiriira faafitaanka corona ee socda iyo xayiraadaha adag ee lagu soo...

Ruushka oo u magacaabay hogaamiye cusub dagaalka Ukraine ka socda

0
Ruushka ayaa ruxaya hoggaanka milateriga ee dagaalka Ukraine, waxaana la sheegay inuu u magacaabay "halyey dagaal" oo khibrad culus u leh dagaalka Suuriya si...

Xamza Abu Jaisha ” Waxay u heesteen in Soonka leegu Qasbayo”

0
Soonka dhalinyarada dugsiyada Sweden iyo sida ay bulshadu u aragto, ayaa lagaga hadlay warbixin uu maanta daabacay TV-ga Sweden, kaas oo uu kaga hadlay...

Wararka ugu danbeeyay Dagaalka Ukraine iyo Wixii Dhacay Xalay 8 Abril

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine habeenkii xakay, Abriil 8. * Kadib markii golaha loo dhan yahay...

Midowga Yurub oo mamnuucay soo dejinta dhuxusha Ruushka

0
Wadamada Midowga Yurub ayaa qaatay xirmadooda cusub ee cunaqabateynta ka dhanka ah Ruushka. Soo dejinta dhuxusha Ruushka. Komishanka Yurub ayaa soo bandhigay soo jeedintooda cunaqabataynta cusub...

Marine Le Pen ” Waxaan Dooneynaa in la ganaaxo haweenka xijaabka ku xidha goobaha...

0
Musharaxa madaxweynaha midig-fog ee Faransiiska Marine Le Pen ayaa sheegtay inay doonayso inay ganaaxdo haweenka xijaabka ku xidha goobaha ay dadku isugu yimaadaan. "Dadka waa la ganaaxi doonaa, si...

Dowlada ” Dadka Reer Ukraine waa inay shaqeeyaan sida ugu dhaqsaha badan”

0
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay doonayso in ay cadaadis ku saarto dadka Ukrain ee la siiyay magangalyada in ay Sweden ka shaqeeyaan sida ugu...

Barlamaanka Midowga Yurub oo meelmariyay go’an laga gaarayo Shidaalka iyo Gaasta Ruushka

0
Aqlabiyad weyn oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ayaa meel mariyay qaraar ku baaqaya in si degdeg ah loo qaadaco saliidda iyo gaasta Ruushka. Soo jeedinta...

Dawladda Finland oo Codsaneysa inay ku biirto Ururka NATO

0
Dawladda Finland ayaa soo bandhigi doontaa warbixinta siyaasadda amniga maanta oo Khamiis ah.  waxana ku jira warbixinta inay ku biireyso oo ay codsaneyso Nato. Warbixintu...