Laanta Socdaalka Sweden oo Shaacisay Tirada Dadka helay Pasaborka Muwaadinimo iyo Wadanka ugu badan..
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa shaacisay Tirada Qaxootiga kuwaasi oo helay Basaborka weyn ee Muwaadinimada iyo wadamada ugu horeeya.
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket ayaa sheegtay...
Wasiirka Arimaha Gudaha Germalka oo isku Casilay in Qaxootiga la adkeeyo Awgeed..
Wadamada Midowga Yurub gaar ahaan kuwooda ku feecan qaabilaada Qaxootiga ayaa hada u muuqda mid kasoo horjeesaanaya Qaabilada Qaxootiga.
Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Germalka ayaa...
Sweden Tirada Dadka Sugeysa Jabaaha Go.ankooda tan iyo 2015 oo la Shaaciyay..
Sanadkii 2015 Waxaa iswiidhan soo gaaray ku dhawaad 150,000 kun oo Qaxooti ah kuwaasi oo qaab magangalyo ahaan Isku dhiibay.
Dadka ugu badan ayaa ka...
Akhriso Shan Sharuud ee lagaaga baahanyahay si aad u xareyso Codsiga Sharciga la siinayo...
Somaliska Stockholm - Barlamaanka Dalka Sweden ayaa dhawaan u codeeyay sharci cusub kaasi oo loogu tala galay in sharciga lagu siinayo dhalaan badan oo...
Akhriso Waqtiga la Xareesanayo Codsiyada lagu helayo Sharciga Deganaanshaha Sweden ee dhalinyarada waxbarata..
Sweden 14 May= Xili dowlada Sweden gaar ahaan barlmaaanka uu ansixiyay sharci cusub oo shariyada deganaanshaha lagu siinayo dhalinyarada kaligood socodka ayaa arintaasi waxaa...
Barlamaanka Sweden oo ansixiyay sharciga cusub ee Dhalinyarada lagu siinayo Sharciga..
ugu dabneyn Barlamaanka Dalka Sweden ayaa la horgeeyay sharci cusub kaasi oo Dowlada Sweden dhawaan shaacisay.
Sharciga ayaa dhigaya in Fursad la siinayo dhalinyaro badan...
Dowlada Taliyaaniga oo Celineysa Qaxooti gaaraya 500,000 kun oo soo galooti ah..
Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini waxa uu shalay sheegay in Dib-u-celinta Muhaajiriinta tahay mid ka mid ah Muhiimadiisa sare...
Sharci Cusub oo ka dhaqan galay Dalka Sweden kaasi oo la xiriira dhanka..
shalay waxaa barlamaanka la hordhigay Sharci Cusub kaasi oo la xiriira Dhanka bulshada gaar ahaan Galmada.
Sharciga oo Barlamaanka Cod u qaaday ayaa loo codeeyay...
Sharciyo Nuucee ah Ayaa la siiyay dadka uu ka dhacay Sharciga Halka Sano ee...
iyadoo sanadkii 2015 la dhaqan galiyay sharciyo cusub isla markana lagu adkeenayo qaxootiga dalka iska dhiibaya ayaa sharciyada waxaa kamid ahaa bixinta Sharciyo ku...
Akhriso Labo Dhibaato oo Heesata Waalidka Doonaya in Caruurtooda Dalka keenaan..
Dalka Sweden ayaa sanadkii 2015 wixii ka danbeeyay waxa adkaatay keenista Caruurta kuwaasi oo waalidkooda sharci ka haleya dalka iyo sidoo kale dadka doonaya...