Home News in English Sharciyo Nuucee ah Ayaa la siiyay dadka uu ka dhacay Sharciga Halka...

Sharciyo Nuucee ah Ayaa la siiyay dadka uu ka dhacay Sharciga Halka Sano ee Ku meel gaarka ah..

0

iyadoo sanadkii 2015 la dhaqan galiyay sharciyo cusub isla markana lagu adkeenayo qaxootiga dalka iska dhiibaya ayaa sharciyada waxaa kamid ahaa bixinta Sharciyo ku meel gaar ah.

Sharuudaha uu qofka ku heli karo Daganaanshaha rasmiga waxaa kamid ahaa in qofka uu gaaro isku filnaansho dhameestiran.

Sharuudaha Helista Sharciga Rasmiga waxaa kamid ahaa.

1 in qofka uu helo Shaqo isla markana dabaro naftiisa.
2 Dhameenta Luuqada Dalka sweden heerka qofka uu joogo markaasi iyo sharuudo kale.

tan iyo markii la bilaabay sharcigaasi waxaa dadka badankooda ay heleen sharci sadax sano ah kaasi oo ka duwan sharciga halka sano.

Dadka qaarkii ee xiligaasi helay sharciga ayaa lasiiyay sharci hal sano ah taasi oo ku noqotay dhibaato adag hase yeeshee badankooda oo sharciga ka dhacay waxaa la siiyay sharci kale oo ku meel gaar ah kaasi oo ah labo sano iyo hal sano.

badankood dadka sharciga uu ka dhacay ayaa markale looga wacay xaruunta laanta socdaalka sweden ee Migrationsverketka iyadoo lala yeeshay wareysi kale oo gaaban sida xaalada amaan ee dalka uu kasoo cararay iyo arimo kale.

Dadka sharciga loo kordhiyay ayaana badankooda dhameyn heerka luuqada halka qaarkood aysan heysan wax shaqo ah.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here