Home Wararka Maanta Xisbi ka tirsan Norway oo soo jeediyay in Ajaanibta laga joojiyo lacagta...

Xisbi ka tirsan Norway oo soo jeediyay in Ajaanibta laga joojiyo lacagta Hoolgabka

0
Photo/Dan P. Neegaard

Xisbiyada FRP iyo SV waxay si wada jir ah u soo bandhigeen soo jeedin ah in la kordhiyo lacagta hawlgabka ee ugu yar. Waxay rabaan ilaa heerka EU-da ee saboolnimada. Laakiin isla waqtigaas, xisbiga FRP wuxuu rabaa in meesha laga saaro nidaamka hawlgabka ee soo galootiga aan halkaan ku noolayn waqti dheer oo ku filan si loo helo ugu yaraan hawlgab buuxa.

– Haddii aad timaadid Norway oo aadan ku noolayn halkan waqti kugu filan ama aadan shaqeyn muddo dheer oo aad ku qaadan karto lacagta hawlgabka, markaa waxaa ku habboon kaalmada dhaqaale ee bulshada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here