Home Wararka Maanta Qabowga Sweden oo soconaya ilaa Bisha Febraayo oo dhan

Qabowga Sweden oo soconaya ilaa Bisha Febraayo oo dhan

0

:Khubarada saadaasha hawada ayaa saadaaliyay in cimiladu ay aad qanow u ahaandoonto guud ahaan Sweden dhamaadka usbuucaan, iyo in qabowga caadiga uu dhamaan doono bisha Febraayo.

Khubaradu waxay u aaneeyeen qabowgan inay tahay dhacdo la yiraahdo oscillation negative, taas oo macnaheedu yahay in culeys hawo sare uu saaran yahay waqooyiga Yurub iyo koonfur hoose oo ka tirsan Badweynta Atlantik.

Mikael Sjostrand, khabiir ku xeel dheer saadaasha hawada oo ka tirsan Klart.se ayaa u sheegay Aftonbladet – “Waxay noqon doontaa jiilaal dhab ah Sweden oo dhan bisha Febraayo oo dhan.”

Hawada qabow ee ka soo baxda Woqooyiga Pole ayaa halkan timid oo waxay joogi doontaa illaa bisha Maarso, ”ayuu raaciyay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here