Mucaaradka dalka Turkiga ayaa ugu dambeyn isku raacay cidda la tartameysa Recep Tayyip Erdogan doorashada madaxtinimo ee dhici doonta bisha May. Waxaa la filayaa inuu noqdo Kemal Kiliçdaroglu.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD