Booliska dalka sweden ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqay in Nathalie oo 21 sano jir ah la helay meydkeeda.
Nathalie oo kasoo jeeda magaalada Eksjö ayaa la waayay 14 December ee bishan markaasi oo looga shakiyay in ay safar u aaday walalkeed oo dagan Malmö
lakin waxaa la xaqiijiyay in aysan garin magaalada Malmö taasi oo keentay in booliska ku dhawaaqaan in saro loo qaado raadinta Nathalie waxana ka qeyb qaatay booliska, malatariga iyo dad badan oo isku meel ka shaqeeyeen.
Meydka gabadhaasi ayaa la helay maanta oo axad ah xiliga qadada waxana ku dhawaaqay booliska oo intaasi ku daray in dilkeeda uusan la xiriirin wax dambi ah.
Somaliska Stockhom
Xigasho/Nyheter24
Wararka kale ee Maanta
AD