Wararka laga helay Xaafada Hodinge ee Koonfurta Stockholm ayaa xalay lagu toogtay nin 45 Sano jir ah.
Ninkan ayaa marka hore soo gaaray dhaawac culus waxana uu ugu danbeyn u dhintay dhaawicii soo gaaray.
Abaaro 22:32 ayay aheyd markii Booliska ay heleen Falkan ku aadan toogashada.
Goobta uu falka uu ka dhacay ayaa lagula kulmay Dad goob joog u ahaa dhacdada sida uu sheegay afayeen u hadlay booliska.
Dilalka toogashooyinka ayaa wali ka socda Sweden iyadoo xiliga Qaboobaha ay yarada hakadaan.
Wararka kale ee Maanta
AD