Home Wararka Maanta Italy:- 105 Dhaqaatiir ah oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus ee ka dilaacay...

Italy:- 105 Dhaqaatiir ah oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus ee ka dilaacay Dalkasi

0

Dalka taliyaaniga Dhaqaatiirtii ugu badneyd ayaa u dhimatay Xanuunka Coronavirus sida ay shaaca ka qaadeen Ururka Kalkaalisooyinka Dalkaasi ee Fnopi oo la hadlay warbaahinta Rai.

Ku dhawaad 105 Dhaqaatiir ah iyo 28 kalkaalisoon ayay sheegeen in ay dhinteen tan iyo markii Xanuunka uu ka dilaacay Dalka.

Ururka Fnopi ayaa intaasi ku daray in dhaqaatiirta badankooda ay u dhinteen difaac la’an sida qalabka wajiga lagu xirto iyo qaarkood oo shaqeenayay 24 saacadood oo xiriir ah kadibna uu ku dhacay xanuunka madama ay sameeyeen xiriir joogta ah.

Ugu danbeyn waxay warbixintooda ku sheegeen in dhaqaatiirta dhimatay ay da’dooda ka sareyso 60 sano jir halka qaar kood ay ku jireen xiliga hoolgabka.

Somaliska Roma

Waxaa turjumay somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here