Sunday, September 27, 2026

Isku daygii masaafurinta ee Aliya iyo Najiib oo la joojiyay

0
Stockholm, Sweden — Isku daygii lagu masaafurinayay si khasab ah laba walaalo ah oo lagu kala magacaabo Aliya iyo Najiib, oo 22 jir ah,...

Haweeney lagu dilay guri ku yaalla Helsingborg, nin 70-meeyo jir ah oo loo xiray dilka

0
Haweeney ayaa meydkeeda laga helay guri ku yaalla magaalada Helsingborg, waxaana booliisku ka shaki qabaan in la dilay. Nin da’diisu tahay 70-meeyo jir ayaa...

Warka ugu akhriska badan

UK:- Hooyo iyo saddex carruur ah oo ku dhintay dab ka kacay guri ku...

0
Haweeney iyo saddex carruur ah ayaa ku dhintay dab xooggan oo ka kacay guri ku yaalla Merseyside, dalka Ingiriiska. Adeegga Dab-damiska iyo Samatabbixinta Merseyside ayaa...

Xildhibaan kale oo ka tirsan Xisbiga Vänsterpartiet oo Shaqadiisa iska Hakiyay

0
Axmed Cabbaas Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), ayaa si ku-meel-gaar ah uga hakaday shaqadiisa siyaasadeed kadib markii la ogaaday in magaciisu ku...




Xildhibaan Mohamed Abdulkadir Ali oo Shaqadiisa Barlamaanka la Hakiyay Sida ay Xaqiijiyeen Xisbiga Vänsterpartiet

0
lSTOCKHOLM, Sweden — Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa sheegay in xildhibaan la doortay oo ka tirsan xisbiga, Mohamed Abdulkadir Ali, uu hakiyey bilaabashada xilkiisa baarlamaanka,...

Sharciyo cusub oo adkeynaya mideynta qoysaska oo dhaqan gelaya 1-da Oktoobar 2026

0
Stockholm — Laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026, waxaa Sweden ka dhaqan geli doona xeerar cusub oo ku saabsan mideynta qoysaska, kuwaas oo ay ku...

Mataano Somali ah oo Loo Musaafurinayo Dalkooda Xili Waalidkooda Aysii Joogayaan Sweden

0
STOCKHOLM, Sweden — Laba mataano ah oo lagu kala magacaabo Alia iyo Abdinjiib ayaa la qorsheynayaa in laga masaafuriyo Sweden loona diro Soomaaliya 22-ka...

Xisbiga Bidixda oo ka gaabsaday faallo ku saabsan tuhunnada musuqmaasuqa doorashada

0
Xisbiga Bidixda ee Iswiidhan ayaa sheegay inuusan maanta wax faallo ah ka bixin doonin tuhunnada la xiriira wax-is-daba-marinta doorashada ee ku saabsan sida xildhibaan...



Dood Siyaasadeed oo ka Dhalatay Mohammed Abdikadir oo Barlamaanka Sweden Kasoo Galay Dalarna

0
Doorashadii Maxamed Cabdulqaadir Cali, oo 30 jir ah, loogu doortay xildhibaan baarlamaanka Sweden isagoo matalaya xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ee gobolka Dalarna, ayaa dhalisay dhaliilo...

Mohamed Abdukardir Ali oo Taariikh Cusub Dhigay isagoo ku biiray Barlamaanka Sweden

0
Stockholm, Sweden: Maxamed Cabdulqaadir Cali, oo 30 jir ah, ayaa ku guuleystay inuu Baarlamaanka Sweden ka galo Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) kadib markii uu gobolka...

Khilaaf Siyaasadeed oo Ka Dhex Qarxay Garabka Midig ee Sweden Kadib Doorashadii

0
Khilaaf ayaa ka sii xoogaystay garabka midig ee siyaasadda Sweden kadib doorashadii, iyadoo gudaha xisbiga Dimuqraadiyiinta Sweden (SD) ay ka taagan tahay caro la...

Xisbiga Bidixda ee Germalka oo Hogaaminaya Doorashada Berlin, Elif Eralp oo Taariikh Dhigeysa

0
Xisbiga Bidixda (The Left Party) ee Jarmalka ayaa Axaddii u muuqday inuu ku sii jeedo guul taariikhi ah oo uu kaalinta koowaad kaga galo...

Isbedello Dhaqaale Iyo Kordhin Kaalmo oo Ku Imaanaya Qoysaska Sweden Marka ay Timaado Dowlada Cusub

0
Natiijada doorashada Sweden waxay keeni kartaa isbeddello ku yimaada dhaqaalaha qoysaska, oo ay ka mid yihiin kordhinta lacagta carruurta (Barnbidrag), taageero lagu iibsado baabuurta...



Isbedello Dhaqaale Iyo Kordhin Kaalmo oo Ku Imaanaya Qoysaska Sweden Marka ay Timaado Dowlada Cusub

0
Natiijada doorashada Sweden waxay keeni kartaa isbeddello ku yimaada dhaqaalaha qoysaska, oo ay ka mid yihiin kordhinta lacagta carruurta (Barnbidrag), taageero lagu iibsado baabuurta...

Ra’iisul Wasaaraha Norway oo hambalyo u diray Magdalena Andersson kadib doorashadii Sweden

0
Ra’iisul Wasaaraha Norway, Jonas Gahr Støre, ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha Xisbiga Sooshal Dimuqraadiga, Magdalena Andersson, kadib markii ay caddaatay in xisbiyada mucaaradku ay...

Xisbiga Vänsterpartiet oo Diiday Qorshaha Lagu Dhisayo Dowlada Sweden hadii uusan ka Mid Noqon

0
Xisbiga Bidixda ee Sweden ayaa diiday qorshe lagu dhisayo dowlad uu kaligiis hoggaamiyo Xisbiga S, iyadoo taageero dibadda ah laga siinayo xisbiyada Dhexe, Deegaanka...

Xisbiga Center-ka Sweden oo diiday wada-hadallo dowlad-dhisid ah haddii Vänsterpartiet uu dowladda ka mid noqdo

0
Stockholm, Sweden – Xisbiga Center-ka ee Sweden ayaa sheegay inuusan bilaabi doonin wada-hadallo ku saabsan dhismaha dowlad cusub, inta uu Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ku...

Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson oo Is Casilay

0
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka, wax yar kaddib markii natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada ay muujiyeen in...

War Deg Deg Ah:- Mucaaradka Sweden oo ku Guuleestay Doorashada, Codadka oo la Dhameestiray

0
Tirinta codadka doorashada baarlamaanka Sweden ayaa lagu soo gabagabeeyay dhammaan 6,626-ka goobood ee codbixinta, iyadoo hadda la sugayo in si rasmi ah loo diiwaangeliyo...

Wararka Ugu Danbeeyay Doorashada Sweden, Lix Degmo oo Harsan Tirintooda

0
Ku dhowaad dhammaan degmooyinka doorashada ayaa la dhammeystiray tirintooda intii lagu jiray Arbacadii, waxaana maanta harsan oo keliya lix degmo, sida ay qortay Expressen. Mid...

Talafashinka Qaranka Sweden oo Baahiyay in Mucaaradka ku guuleestay Doorashada

0
Qiyaasta natiijada doorashada ee Telefishinka Sweden (SVT) ayaa muujinaysa in xisbiyada mucaaradka ay heli doonaan aqlabiyadda kuraasta, isla markaana ay ku guuleysan doonaan doorashada,...

Xisbiga Socialdemokrat-ka oo dib ula wareegay kursi uu ka qaatay SD

0
STOCKHOLM, Sweden — Xisbiga Social Democrats ayaa dib ula wareegay kursi baarlamaanka ah oo uu hore uga lumiyay xisbiga Sweden Democrats. Sidaas awgeed, kursiga ayaa...

Natiijada Doorashada Sweden oo Maanta Lagu Dhawaaqayo Marka la Tiriyo Codadka Harsan

0
Stockholm: Maanta oo Arbaco ah ayaa Sweden ka bilaabanaysa tirinta qayb ka mid ah codadkii doorashada ee aan lagu darin natiijadii hordhaca ahayd. ATirada codadkan...




Wararka Caalamka

Loading…