Home Wararka Maanta Haweeney meyd ah oo laga helay bannaanka Örebro

Haweeney meyd ah oo laga helay bannaanka Örebro

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Haweeney 75 jir ah ayaa meydkeeda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Hallsberg ee koonfurta Örebro, sida ay maamulka Magaalada uu sheegay.

Nin 80 jir ah ayaa loo xiray sababo macquul ah oo looga shakisan yahay dil sida warbixinta lagu sheegay.

“Ninka iyo Haweeneyda ayaa hore isku yaqiinay,”.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here