Home Wararka Maanta Dowlada UK oo war Cusub kasoo saartay Furitaanka Goobaha Muhiimka ee Xiran

Dowlada UK oo war Cusub kasoo saartay Furitaanka Goobaha Muhiimka ee Xiran

0

Dowlada UK gaar ahaan Raisul Wasaaraha Dalkaasi Boris Johnson oo ka hadlay Xaalada Xanibaada ee Saaran Dalkaasi ayaa sheegay in aysan jirin wax ku soo laabanaya sidooda hore ilaa laga gaaro Bisha November ee dhamaadka sanadkan.

Goobaha Muhiimka sida Baararka lagu caweenyo, Goobaha lagu ciyaaro ayaa xirnaanaya ilaa November, Xafladaha Arooska ayaa loo ogolaaday Dad cayiman Sida uu sheegay Boris Johnson.

Bisha October ayaa la filayaa in taageerayaasha loo fasaxo Garoomada Kubada Cagta lakin wax badan ayaa xirnaanaya ilaa dhamaadka sanadkan.

Hadalka Raisal Wasaaraha ayaa ku soo aadaya iyadoo qaar kamid ah Wadamada Caalamka laga qaaday xanibaada lakin UK ayaa kamid ah wadamada uu sida aadka u saameeyay Xanuunka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here