Sweden oo Joojineysa Sharciga Deganaanshaha Rasmiga:- Hindise Cusub
Guddi baaritaan oo ay dowladdu magacowday ayaa damacsan in ay soo gudbiyaan hindise cusub oo ah in la joojiyo sharciga deggenaanshiyaha joogtada ah ee...
Hay’ada Försäkringskassan oo Aabe ku Amartay Bixinta 240,000 kr Madama aysan Caruurtiisa Dalka Joogin
Sanduuqa Ceymiska Bulshada ayaa ka dalbaday Aabe reer Umeå ah in uu soo celiyo lacag ka badan 240,000 oo kronor kadib markii la ogaaday...
Dalka Norway oo laga helay Meyka Nin Swedhish ah oo la la’aa mudo 6...
Nin u dhashay dalka Sweden oo da’diisa lagu qiyaasay soddon jir, kaas oo la la’aa tan iyo bishii November ee sannadkii 2024-kii, ayaa maydkiisa...
Spain oo lagu xiray Xubno ka tisan Kooxaha Gangiska Sweden
Wargeyska ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhashay wadashaqeyn dhexmartay booliska Spain iyo Sweden.
Lix xubnood oo ka tirsan koox dembiilayaal Swedish ah ayaa lagu...
Sweden oo laga diiwaangaliyay heerka Dhalmo ee ugu hooseeyay mudo 23 sano
Dalka Iswiidan ayaa laga dareemay hoos u dhac ku yimid tirada dhalmada, iyadoo xog cusub oo ay soo saartay hay’adda tirokoobka Sweden (SCB) ay...
Ururka NATO oo ku dhawaaqay inay saldhig militari ka sameynayaan Dalka Sweden
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aansatay in ay saldhig cusub oo saadka NATO ka sameysato magaalada Enköping, si ay u noqoto xarun isku xirka dhaq-dhaqaaqa...
Booliska:- Dadka Fasaxyada ku tagay Italy oo loogu baaqay inay qaataan Basaboor Cusub
Booliska Dalka Sweden ayaa ugu baaqay dadka fasaxyada ku tahay dalka taliyaaniga inay qaataan basaboor cusub kadib markii ay soo baxeen in dalkaasi lagu...
Qof ku dhintay Toogasho ka dhacday Masjid ku yaala Örebro
Toogasho ayaa ka dhacday masaajid ku yaalla magaalada Örebro xili laga soo baxay saalada jimcaha
Weerarka toogashada waxaa ku dhintay Nin 25 jir ah kadib...
Darawal Basaska Kaxeeya oo Maxkamad lasoo taagay kadib markuu hurday
Maxkamad ayaa lasoo taagay mid kamid ah darawalada kaxeeya basaska kaasi oo hurday xili uu waday rakaab.
Falkan shilka ah ayaa kadhacay inta u dhaxeysa...
Hay’ada Migrationsverket-ka ee Sweden oo bilowday inay wareysiyo u dirtay Dadka Jawaabaha sugaya
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa bilwoday inay wareysiyo u dirto dadka codsaday dhalashada wadanka sweden ee jawaabaha sugaya.
Sida ay sheegtay hay'ada ku dhawaad 3,500...
















