Baarlamaanka Yurub Oo Ansixiyay Xeerar Adag Oo Ku Saabsan Masaafurinta Muhaajiriinta Sharci-darrada Ah
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa ansixiyay xeerar cusub oo adkeynaya masaafurinta dadka aan xaqa u lahayn inay sii joogaan dalalka Midowga Yurub, iyadoo tallaabadan ay...
Baarlamaanka Sweden oo ansixiyay sharciyo cusub oo fududeynaya masaafurinta ajaaniibta dembiyada gala
Baarlamaanka Sweden ayaa maanta oo Talaado ah ansixiyay isbeddello sharci oo cusub oo fududeynaya in dalka laga masaafuriyo ajaaniibta ku kaca falal dembiyeed.
Sharcigan cusub...
Haweeney lagu amray inay dib u celiso in ka badan 1.3 milyan oo karoon...
STOCKHOLM – Hay’adda Caymiska Bulshada ee Sweden (Försäkringskassan) ayaa ku amartay haweeney deggenayd degmada Täby ee waqooyiga Stockholm inay dib u bixiso lacag ka...
Baarlamaanka Sweden Oo Ansixiyay Sharci Cusub Oo Adkeynaya Shuruudaha Deganaanshaha,
Stockholm – Baarlamaanka Sweden ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka ay soo jeediyeen xisbiyada heshiiska Tidö, kaas oo loo yaqaan “Hab-dhaqan aan wanaagsanayn” (Bristande...
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Joojinta Sharciga Deganaanshaha Rasmiga
Baarlamaanka Iswiidhan ayaa ansixiyay sharci cusub oo meesha ka saaraya waddadii lagu heli jiray deggenaanshaha joogtada ah (permanent residence) ee qaxootiga iyo dadka helay...
Booliiska Sweden oo Toogtay Nin Isku Dayay Inuu Dilo Saddexdiisa Carruur iyo Hooyadood
Koonfurta Stockholm waxaa ka dhacday dhacdo amni oo culus oo ku dhammaatay geerida nin ay booliisku toogteen, kaddib markii looga shakiyay inuu afduubtay saddexdiisa...
Darawal Taxi oo Sharciga Deganaansha Rasmiga loogu diiday Xawaaraha Gaariga
Hay’adda socdaalka Sweden ayaa laba jeer diiday codsiga deganaanshaha joogtada ah ee darawal taxi ah, kadib markii lagu diiwaangeliyay afar xadgudub oo dhanka taraafikada...
Hindise Cusub:- Wado lagu heli karo Dhalashada Sweden Qaab Deg Deg ah oo lasoo...
Xisbiga Centerpartiet ayaa soo bandhigay soo jeedin cusub oo ah waddo degdeg ah oo lagu heli karo jinsiyadda Sweden, taasoo u oggolaanaysa dadka inay...
Hoos u dhac ku yimid codsiyada cusub ee gunnada shaqo la’aanta ee Sweden
Hoos u dhac ayaa ku yimid tirada dadka cusub ee codsada gunnada shaqo la’aanta ee Sweden intii lagu jiray bisha Febraayo, marka loo eego...
Xisbiga SD oo dalbaday in la joojiyo lana xiro dugsiyada Islaamiga ah ee gaarka...
Xisbiga Sweden Democrats (SD) ayaa ku baaqay in la joojiyo aasaaska dugsiyo Islaami ah oo gaar loo leeyahay oo cusub oo laga dhiso Sweden,...















