Sweden oo Xukun ku riday Aabe Dalkiisa u waday Labo Gabdhood uu dhalay
Magaalada Malmö ee Dalka Sweden Maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday Aabo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya.
Xukunka ayaa yimid markii uu Aabaha...
Dowlada Sweden oo ka jawaabtay Qorshaha Xisbiga SD ee lagu joojinayo Luuqada Hooyo
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose.
Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...
Dugsiyada Hoose ee Sweden oo Luuqad Hooyo laga joojinayo, Qorshaha Xisbiga SD
Dugsiyada Dalka Sweden waxaa lagu bartaa luuqada Dalka Hooyo taasi oo ah Qorshe Dowlada dajisay oo muda shaqeenaya.
Luuqada la barto waxaa kamid ah Luuqada...
Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm, Warar laga helayo Qaraxa
Shalay oo Arbaco ah Qarax ayaa ka dhacay Caasimada Stockholm gaar ahaan Koonfurta Caasimada.
Sida Warbaahinta tabineyso Qaraxa ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo...
Canshuurta oo laga dhaafayo Shirkadaha Sida ay Dowlada Sweden Shaacisay Maanta
Heerka Korontada Sweden ayaa ah mid aad u sareeya Taasi oo keentay in Saameyn ku yeelato Shirkadaha Wadanka.
Dowlada ayaa maanta soo jeedisay Qorshe cusub...
Buurnaanta Ama Cayilka ayaa ku kordhay Caruurta Soogalootiga Sweden Xiliga Coronvirus-ka, Warbixin Cusub
Waxaa daaha laga qaaday in Caruurta ku nool dalka Sweden gaar ahaan goobaha soogalootiga ay ku kordheen Cayilka ama buurnaanta Sida ay warbixin ku...
Digniin laga soo saaray Qeybo kamid ah Dalka Sweden oo baraf ka da’ay
Digniin Cusub ayaa laga soo saaray Qeybo kamid ah Dalka Sweden oo baraf xoogan uu ka da'ayo.
Hay'ada Cimilada u qaabilsan Sweden ee marka Magaceeda...
Waxaa Gurigiisa laga helay Lacag Badan, Qofka Dhawaan lagu toogtay Xaafada Rinkeby
Habeenka Ciida Gaalada kadib Waxaa Xaafada Rinkeby lagu toogtay Nin Da'diisa lagu sheegay 30 sano jir.
Dilka ayaa dhacay Xili Subax ah Waxana Toogashada kadib...
Qofkii 62aad oo Sanadkan Gudihiisa lagu dilay Dalka Sweden, Warbixinta Booliska oo lagu sheegay
Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Dalka Sweden ayaa lagu toogtay mid kamid ah Kooxaha Gangiska ee ka dhisan Dalka.
Ninkan ayaa loo dilay tuhun la xiriira...
Xaafada Rinkeby oo Toogasho ka dhacday Maanta, Faah-faahin laga helay Qofka la toogtay
Xaafada Rinkeby ayaa maanta galinka hore waxaa ka dhacday toogasho sida ay qortay Warbaahinta Aftonpladet.
Toogashada ayaa loo geestay Qof da'diisa lagu sheegay 30 sano...