Friday, February 27, 2026

Ilmo 8 Bilood Jira Oo Loo Tarxiilayo Iiraan – Go’aan Ka Yimid Migrationsverket

0
Migrationsverket ayaa go’aamisay in ilmo 8 bilood jir ah laga tarxiilo dalka Iswiidhan loona celiyo  Iiraan, sida ay werisay Sveriges Radio. Waalidiinta ilmaha, oo u...

Gobolka Skåne ee Sweden oo doonaya deeq-bixiyayaal saxaro si loo soo saaro kaabsoollo bakteeriyada...

0
Gobolka Skåne ee dalka Iswiidhan ayaa ku dhawaaqay baahi loo qabo deeq-bixiyayaal saxaro, si loogu isticmaalo soo saarista kaabsoollo ay ku jiraan bakteeriyada mindhicirka,...

Khilaaf ka dhex taagan Isbahaysiga Xisbiyada ee Heshiiska Tido oo ku saabsan Joojinta deganaanshaha...

0
Khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex qarxay xisbiyada ku mideysan heshiiska Tido ee dalka Iswiidhan, kaddib soo jeedin ay gudbisay guddi baaritaan dowladeed oo ku...

Nin 60-jir ah oo lagu helay khiyaano ku saabsan kaalmada bulshada

0
Maxkamad ayaa xukuntay nin da’diisu ku dhowdahay 60 sano, kadib markii lagu helay dembi la xiriira khiyaano kaalmada bulshada ah, kaddib markii la ogaaday...

Dowladda Sweden Oo Soo Jeedisay Sharci Cusub Oo Adkeynaya Helitaanka Dhalashada Wadanka

0
Dowladda Iswiidhan ayaa ku dhawaaqday hindise sharciyeed cusub oo lagu adkeynayo shuruudaha lagu helo dhalashada Iswiidhan, kaas oo ay taageerayaan xisbiga Dimuqraadiyiinta Iswiidhan (SD)....

Qoys ku nool Koonfurta Stockholm oo la yaabay biil koronto oo aad u sarreeya...

0
Arthur Isaksson (36 jir), oo ku nool guri villa ah oo ku yaalla Huddinge, koonfurta Stockholm, ayaa helay biil koronto oo lama filaan ah...

Dowladda Sweden oo Dib u Dhigtay Horumarinta Imtixaanka Luuqadda ee Jinsiyadda Lagu helayo

0
Dowladda Iswiidhan ayaa boggeeda rasmiga ah ku shaacisay inay wax ka beddeshay hawshii horumarinta imtixaanka luuqadda Iswiidhishka ee looga baahan yahay helitaanka jinsiyadda, iyadoo...

Xisbiga Socialdemokrat-ka oo ka laabtay Mowqikiisa Tarxiilka Dhalinyarada

0
Xisbiga Dimoqraadiga Bulshada ee Iswiidhan ayaa ku dhawaaqay inuu beddelay mowqifkiisii ku saabsanaa waxa loo yaqaan “masaafurinta dhallinyarada”, isagoo ka dalbanaya dowladda in si...

Maxkamad ku taalla Sweden oo xabsi dhigtay waalidiin looga shakisan yahay inay jirdil u...

0
STOCKHOLM – Maxkamad ku taal dalka Iswiidhan ayaa amartay in xabsiga lagu hayo nin iyo haweenay ka dib markii lagu helay shaki la xiriira...

Darawal Shatiga (Körkort) loogala wareegay baraf dusha gaariga saarnaa dartiis

0
Bilowgii sanadka, xilli baraf xooggan uu dalka ka da’ayay, ayaa ciidamada boolisku waxay magaalada Timrå ku joojiyeen gaari uu daboolay baraf aad u badan. Ninka...