Go.anka Barlamaanka Sweden oo lagu Mamnuucayo guurka Caruurnimada..
Barlamaanka Sweden ayaa sheegay in marna aan la ogolaandoonin guurka caruurnimada.
go.anka barlamaanka uu ka joogo arintaasi ayaana ah in la mamnuuco arintaasi oo walaac...
Wasiirka Cadaalada Norway oo la magaacay kadib iscasilaadii Sylvi Listhaung..
iyadoo ay xilka wasiirka cadaalada ay iska casishay Sylvi ayaa isla maanta waxaa la magacaabay Wasiirka Cusub ee Cadaalada.
Sida lagu Baahiyay Warbaahinta Per Sandberg...
Sweden oo loo jeediyay Eedeyn ku aadan Qaabka ay ula dhaqantay Caruurta
Hay.adaha Qaramada Midoobe u qaabilsan Caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in Dalka sweden uu caruurta ula dhaqmay qaab ka duwan sida caalamiga.
Christina Heilborn oo...
Migrationsverket oo dib u dhigtay in la Xiro Guryaha loogu tala galay Dadka Qaxootiga..
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa dib u dhigtay Qorsho lagu joojin lahaa guryaha la dajiyo Qaxootiga dalka iska dhiiba.
Go.anka laanta Socdaalka ayaa...
Sweden oo Sharciga siineysa Caruurta Kaligee Socodka ee Dalka soo gaaray Sanadka..
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in hoos loo dhigo sharuudaha lagu xiray caruurta kaligii socodka kuwaasi oo dalka sweden u joogo qaab magangaldoon ah hadii...
Xafiiska Shaqada Arbetsförmedlingen oo Qeybta Ceymiska ka dalbatay bixinta lacagta Qofka Bukaanka Ah ..
Xafiiska Shaqada Ee Arbetsförmedlingen ayaa soo gudbiyay dhaleeceen ku aadan dad badan oo xanuunsan waqti dheer kuwaasi oo lagu qasbay in ay shaqo raadsadaan.
Maria Kindahl...
Raisal Wasaaraha Norway oo iscasileysa Hadii kalsoonida laga ceshto Wasiirada Cadaalada..
Siyaasada Dalka Norway ayaa wali waxaa ka taagan muran ka dhashay sawirkii wasiirka cadaalada ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga kaasi oo dood dhaliyay.
Xisbiyada Norway...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo Xisbiyada kale kaga horeeya Tartanka Adkeynta Qaxootiga iyo helintanka..
Xibiga Sverigedemokraterna ayaa markale soo bandhigay waxybaaha ugu muhiisan ee diirada saarayo marka ay timaado doorashada dhawaan la filayo.
Qodobada diiraada uu saarayo waxaa kamid ah...
Skatteverketka oo soo gudbiyay xiliyada la celinayo Xisaab Xirka Sanadka 2017..
Waxaa la filayaa in dib loo celiyo Xisaab Xirka ku aadan Laanta Canshuuraha ee sanadkii 2017 waxaana loo celindoonaa qaab casri ah oo digital...
Sverigedemokraterna Waalidka oo la siinayo 20,000 kun oo Kronor Cunugooda ugu horeeya..
Waxa sii socda Balad qaadyada xisbiyada Dalka ay u jeediyaan bulshada taasi oo ku aadan doorashada dhawaan dhaceysa.
Xisbiga Sverigedemokraterna ee Cunsuriga ayaa soo bandhigay maanta...