Home Wararka Maanta Meydka Haweeney dhimatay oo laga helay guri ku yaalla Gotenburg..

Meydka Haweeney dhimatay oo laga helay guri ku yaalla Gotenburg..

0

Meydka haweeney dhimatay isla markana loo shakinsan yahay in la dilay ayaa laga helay guri ku yaalla xaafa Gårdsten ee Caasimada Gotenburg.

Sida booliska uu sheegay haweeneyda ayaa markii hore loogu soo sheegay dhaawac ahaan abaaro 07:00 ee subaxnimo hase yeeshee marka ay gaareen goobta ayay ugu tageen iyadoo meyd ah.

Halka uu falka ka dhacay waxaa lagu qabtay nin loo shakisan yahay in uu falkaasi ka danbeeyay kaasi oo booliska gacanta ku hayaan.

Maahan markii ugu horeesay ee la helo meydka qof looga shakiyay in la dilay iyadoo dhoor jeer ay dhaceen falal nuucaasi oo kala ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here