Tuesday, July 8, 2025

Hogaamiyaha Xisbiga Feministiskt Initiativ oo ku dhawaaqday in ay iska joojineyso Shaqada Xisbigeeda.

0
mudo 11 sano ay hogaamineysa Xisbiga Feministiskt Initiativ ayay ku dhawaaqay in ay guud ahaan joojisay Shaqada Xisbiga sanadka danbe. Gudrun Schyman ayaa shaqada Qabatay...

Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson oo kulan la leh Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0
Wararka laga helayo Xaruunta Barlamaanka ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson uu kulan la qaadanayo Afayeenka Barlaanka Sweden. Kulanka ayaa noqonaya kii ugu...

War Hada Ah Stefan Löfven oo ku dhawaaqay in uusan Dowlad Cusub Soo...

0
Raisal wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven ayaa maanta gudbiyay natiijada ugu soo baxday mudo labo isbuuc ah oo lasiiyay Xisbigiisa si uu dowlad...

Ogeysiis Hal Saac oo dib loo dhigayo Maalinta Axada ee Xiliga Jiilaalka (Vinter)

0
Maalinta Axada ee dhamadka isbuucan ayaa la filayaa in Hal Saac dib loo dhigo Waqtiga Caadiga madama la galayo Xiliga Jiilaanka ee loo yaqaano...

Finland iyo Sweden oo isku Saacad noqondoona Hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo.

0
Wadamada Finland iyo Sweden ayaa kala badalan waqtiga Saacada ee Zone lakin waxaa dhici karta in isku waqti noqdaan hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo...

Hogaamiyaasha kala ah Stefan Löfven iyo Ulf Kristersson oo saaka yeeshay kulan gaar ah.

0
Sida uu xaqiijiyay Warbaahinta SVT Hogaamiyaasha Xisbiyada S iyo M ayaa saaka yeeshay kulan gaar ah. Ulf Kristersson ayaa hogaamiyaha Xisbiga Moderateka ayaa kulankaasi u...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo Hogaamindoona Hogaanka Degmada Sölvesborg.

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa hogaamindoona Degmada Sölvesborg isagoo wadajir la ah Xisbiyada kale ee Moderaterna, Kristdemokraterna iyo xisbiga yar ee SOL. Louise Erixon oo ka tirsan Xisbiga Sverigedemokraterna...

Canshuurta Laga Qaado Dadka Waayeelka ( Pensionar ) oo la yareenayo Sanadka Danbe.

0
inkastoo wali aysan Muuqan Xisbiga hogaaminaya Dowlada Cusub ee lasoo dhisayo hadana Dowladii hore ayaa ku hoolan lacagta dowlada isticmaaleyso sanadka danbe. Dowlada ayaa xooga...

Stefan Löfven oo ka hadlay dilka loo geestay Jamal Khashoggi oo Sacuudiga u dhashay.

0
Stefan Löfven ayaa ka hadlay dilka Wariye Jamal Khashoggi oo lagu dilay wadanka turkiga kaasi oo caalamka laga hadal hayo dilkiisa. Stefan ayaa sheegay in waxa...

War Hada Ah France oo lagu xiray 20 Sano jir Swidhish ah oo Dil...

0
tan iyo maalinta Jimcaha Booliska Dalka norway ayaa shaaciyay muuqaalo 20 sano jir kasoo jeeda Dalka sweden kaasi oo dil ka geestay Caasimada Dalka...