Monday, April 29, 2024

Hogaamiyaha Xisbiga Kristdemokraterna Ebba Bush oo sheegtay in loo baahanyahay Taageerada Xisbiga SD.

0
Qaar kamid ah Xisbiyada Garabka Midig ayaa la fajacay hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga KD  Ebba Bush kaasi oo sheegaya in taageero laga helo Xisbiga...

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo la kulmaya Xubnaha Matalaya Xibiyada.

0
Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga...

Doorashada Sweden oo Markale lagu celin karo Hadii Xisbiyada aysan ku Heshiin Dhismaha Dowlada.

0
Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan. Si Garab...

Jimmie Åkesson oo Sheegay in Xisbiyada Alliancen aysan Heynin badalka dhismaha Dowlad Cusub.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo looga baxay doorashada Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Dhismaha Dowlada Cusub. Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uusan...

Stefan Löfven oo ka hadlay Kalsoonida Barlamaanka ee uu waayay iyo Dhismaha dowalda Cusub.

0
Raisal wasaaraha Dowlada Sweden Stefan Löfven ayaa codka kalsoonida Barlamaanka ka waayay Xubnaha Barlamaanka taasi oo horay loo saadaaliyay. Stefan Löfven ayaa kulanka Barlamaanka kadib qabtay...

Barlamaanka Sweden oo Codka Kalsoonida kala laabtay Raisal Wasaare Stefan Löfen.

0
siyaasada Sweden ayaa noqoneysa mid gaartay halkii ugu sareysay waxaana Barlamaanka uu galay Shaqadiisa Dhabta aheyd. Raisal Wasaaraha Sweden ee waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa maanta...

Hay.ada Kronofogden oo ka hadashey Caruurta iyo Qoysaska laga saaro Guryahooda.

0
Hay.ada Kronofogden ee dhanka deemaha ayaa sheegtay in dadka aan bixin kirada guryahooda ay keento in si qasab ah looga saaro xiligaasi. Kronofogden ayaa intaasi ku...

Maxkamada Gobolka oo go.an kasoo saartay Sharciga Schoolka Sare ee Caruurta Qaxootiga.

0
iyadoo bisha july bilowgeeda uu soo baxay sharci cusub oo dhigaya in sharciga dalka la siiyo caruurta dalka ku sugan ee kaligood socodka ayaa...

Akhriso Ku Xigeenada Gudoomiyasha Barlamaanka Sweden oo la Doortay.

0
Barlamaanka Sweden ayaa ku jira doorashada gudoomiyaasha Barlamaanka sweden si loo wado shaqada Barlamaanka oo ah hay.ada sharci dajinta dalka. Åsa Lindestam ayaa noqotay gudoomiye...

War Deg Deg Ah Xisbiga moderatka oo ku guuleestay Afayeenka Barlamaanka Sweden (Talman).

0
Siyaasi kasoo jeeda Xisbiga moderate Andreas Norlén ayaa loo doortay afayeenka Barlamaanka Cusub ee Sweden kadib markii maanta oo isniin ah la doortay. Andreas Norlén ayaa hogmaaminaya...