Tuesday, May 14, 2024

War Deg Deg Ah Xisbiga moderatka oo ku guuleestay Afayeenka Barlamaanka Sweden (Talman).

0
Siyaasi kasoo jeeda Xisbiga moderate Andreas Norlén ayaa loo doortay afayeenka Barlamaanka Cusub ee Sweden kadib markii maanta oo isniin ah la doortay. Andreas Norlén ayaa hogmaaminaya...

Dhanka Barlamaanka Isbadal ku imaan kara Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga Sweden.

0
Dowlada Sweden Ayaa sanadkii 2015 bilowday sharciyo lagu adkeenayo qaxootiga Dalka kadib markii qaxooti badan dalka soo gaareen. Sharciyada ayaa ku eg sanadka 2019 waxana...

Cimilada Sweden oo isbadalaya iyo Halis ka dhalan karta Daadadka iyo Korontada.

0
Cimilada Sweden ayaa la filayaa in ay isbadal uu ku yimaado taasi oo keeni karta in daadad xoogan ka dhashaan isbadalka cimilada sida ay...

Sverigedemokraterna oo Gudoomiyaha Barlamaanka u Codeenaya Musharaxa Garabka Alliancen.

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shir jaraa.id uu qabtay ku sheegay in musharixiinta Gudoomiyaha Barlamaanka ay u codeenayaan Musharaxa kasoo jeeda Xisbiga Alliancen. Hadalka Gudoomiyaha Xisbiga Jimmie...

Xisbiga Socialdemokraterna oo dhankiisa soo Sharaxay Musharaxa Afayeenka Barlamaanka.

0
iyadoo xisbiyada isbaheystay ay ku dhawaaqeen musharaxa u matalaya doorashada Afayeenka Barlamaanka Sweden oo dhaceysa maalinta isniinta ayaa dhanka kale S waxa uu soo...

Xisbiyada isbaheysiga ee Alliansen oo soo sharaxay Musharaxa Afayeenka Barlamaanka.

0
iyadoo maalinta isniinta ee soo socota lagu wado doorashada Afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa xisbiyada kuwooda isbaheestay waxay bilaabeen magacaabida cida u noqoneyso musharaxa gudoomiyaha. Xisbiyada...

Barlamaanka Sweden oo isniinta Dooranaya Afayeenka Barlamaanka Cusub.

0
doorashada sweden kadib waxaaa maalinta isniinta ee 24 septemper kulmaya barlamaanka Sweden waxana halkaasi isku aruursandoono Xisbiyada oo dooran doona Afayeenka Barlamaanka. Caadiyan Waxaa Afayeenka...

Nin xalay lagu toogtay Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden.

0
Xalay Fiidnimadii waxaa nin lagu toogtay Caasimada Götenborg kaasi oo u dhintay toogashada loo geestay. Weerarka ayaa ka dhacay nawaaxiga xaafada Biskopsgården waxana dadka deegaanka ay...

Ku dhawaad 5 Kalkaaliso oo joojiyay Shaqadooda isbitaalka Degmada Ystad.

0
isbitaalka Degmada Ystad waxaa soo foodsaartay kalkaaliso la.an kadib markii ay shaqada joojiyeen ku dhawaad 5 kalkaaliso oo isbitaalka ka shaqeenayay. Sababta ay kalkaalisooyinka u joojiyaan...

Leila Ali Elmi oo la kulmeysa Dhaleeceen ku aadan Muuqaal ay ku baahisay internetka.

1
Leila Ali Elmi ayaa noqotay gabar somaliyed oo ku biirtay barlamaanka Sweden iyadoo kasoo gashay dhanka xisbiga  Miljöpartiet. Xidhibaanada ayaana lagu dhaceeleeyay muuqaal ay ku baahisay...