Basaboorka Sweden oo lagu sheegay mid aad loogu isticmaalo suuqa madow.
Basaboorada dalkan ayaa aad looga xiiseeya suuqa madow. Waxaa xitaa jira dad basabooradooda siiya qarabadooda si ay u isticmaalaan.
Sidaas daraadeed ayaa sannad walba tiro dhaafsiisan...
Warbixin lagu ogaaday Haweenka aan isbaarin oo u badan ku dhicitaanka Cudurka kaankarada ilmo...
Boqolkii afartameeyo haweenka ka baaqda ama aan tegin saamiga tijaabada ee saddexdii sannadoodba mar lagu sameeyo dhuunta ilma galeenka ayaa laga helay cudurka kaankarada...
Degmada Bromölla oo mamnuuceysa dadka ku dawarsada/tuugsada wadooyinka.
Degmada Bromölla ee gobolka Skåne ayaa mamnuuceysa dadka tuugsada kadib markii go'ankaasi isku raaceen siyaasiyiinta degmada maalintii arbacada.
'' waxaan mamnuucidoonaa dadka ku dawarsada/tuugsada ee...
Sweden Xisbiga KD oo soo jeediyay isbadal dheeraad ah oo lagu sameeyo Sharciga LSS.
Laga bilaabo 1-da bisha luulyo waxaa la fileyaa inuu hirgalo xeerka oranaya in taageerada neefsashada iyo cunnadu sabab u noqon karto in qofku helo...
Raisal wasaarada Dalka Norway oo qaadashada lacagta ceyrta ee Ajaanibta ku xirtay barashada luuqada...
Dowlada Dalka Norway ayaa adkeneysa qaabka Qaxootiga ku helaan lacagta ceyrta iyadoo soo kordhineysa Sharuudo adag oo ay kamid tahay barashada luuqada qofka doonaya...
labo qof oo u dhintay toogasho loogu geestay banaanka caasimada Stockholm.
labo qof ayaa lagu toogtay banaanka caasimada Stockholm gaar ahaan degmada Bro weerarka ayaana ka dhacay meel u dhow goob iskuul.
dad ka agdhawaa halka...
Sweden Isbadalka Cusub ee lagu soo kordhiyay Xeerka LSS oo bilaabanaya bisha Luulyo.
Dawladda oo soo jeedisay in wax laga bedelo xeerka, si loo sahlo in cidda baahida ballaaran u qabta ey ku hesho shaqaale gacan yare...
Arbetsformedlingen dad badan oo helaya fursado shaqo xagaaga/sommarka soo socda.
sida la filayo shaqooyinka xagaaga ayaa aad u kordhaya guud ahaan wadanka sweden bisha january xafiiska shaqada ayaa soo bandhigay 50,000 kun oo shaqooyin...
Dowlada Ingariiska oo Sharciga dhalashada kala noqoneysa hooyo umul ah.
Shamima Begum oo ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Suuriya iyadoo 15 jir ah ayaa hadda waayaysa muwaadinnimadeeda UK.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa...
Götenborg Urur dhalinyaro oo looga shakiyay helista lacago badan si qalad ah.
magaalada Göteborg urur dhalinyaro oo ka dhisan gobolka ayaa looga shakiyay helista lacago tiro badan oo degmada ka helay isagoo lacagtaasi ku helay qaab...















