Tuesday, October 21, 2025

Hay’ada Socdaalka Sweden ee Migrationsverket oo soo saartay tirada Qaxootiga la filayo Sanadaha soo...

0
Wakaaladda socdaalka ayaa hoos u dhigtay saadaalinteeda tirada qaxootiga ee la fileyo iney dalkan soo galaan sannadaha foodda inagu soo haya, sida ku cad...

Dhiig yari ka jirta Dalka Sweden Magaalada Goteborg oo ugu daran Xiligan

0
Tiro badan oo dhiig ah ayaa looga baahanyahay Isbitaalada Dalka Sweden Waxana dhiiga badankiisa loo baahanyahay xiliga Dadka lagu sameenayo Qaliinka. Sababta keentay dhiigyarida ayaana...

SMHI : Digniin Kuleel Daran oo laga Dareemayo Sweden Qeybo kamid Ah

0
Todobaadkan Gudahiisa ayaa Kuleel daran laga Dareemayaa Gobolada Sweden badankooda sida ay Shaacisay Hay'ada dhanka Cimilada u qaabilsan Sweden. Kuleelka ayaa ah mid laga dareemayo...

Sweden Tirada Dadka u dhinta Maandooriyaha oo sii kordheysa

0
Tirada ugu badan dadka u dhinta isticmaalka mukhaadaraaka ee Sweden ayaa la sheegayaa in ay aad uga sareyso marka loo eego wadamada kale Yurub,...

Sweden Iskuulada lagu Barto Kaxeenta Gawaarida oo Dambiyo adag lagu eedeeyay

0
Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada sida aadka ugu adag qaadashada Sharciga lagu kaxeeyo Gawaarida ee loo yaqaano (Körkort) dhibaatada loo maro qaadashada Sharciga ayaana...

Donald Trump oo Sweden ka Codsaday siideenta Fanaan u dhashay Dalka Mareykanka

0
Dhawaan dowlada Sweden gaar ahaan Booliska ayaa xiray Fanaan kasoo jeeda Dalka Mareykanka kaasi oo lagu magacaabo Asap Rockey. Fanaankan ayaa lagu eedeeyay gabood falo...

Sweden oo dib u celineysa Haweeney lugta uga go’day Weerarkii ka dhacay Caasimada Stockholm

0
Dowlada Sweden gaar ahaan laanta socdaalka ayaa dib u celineysa Haweeney kasoo jeeda Dalka Ukrain taasi oo sanadkii 2017 ku dhaawacantay weerar ka dhacay...

Sweden Majiro Heshiis aan la galnay Somaliya oo Qaxootiga dib loogu celinayo

0
Lixdii bilood ee Sannadka ugu horreeyey ayey 16 qof oo soomaaliya ka soo jeeda oo tarxiil uu ku dhacay ey si iskood ah uga...

UNE Somalida Xaq ayay u leeyihiin Sharciga Deganaanshaha Norway hadii ay codsadeen Wixii ka...

0
Hay'ada dhanka soo galootiga isla markana looga dacwoodo go'anada ay soo saarto laanta socdaalka Norway ee UDI ayaa shaaca ka qaaday in Somalida ay...

Götenborg Wiil dhalinyaro ah oo Xalay lagu dilay Toorey si Mobile-kisa looga Qaato

0
Waa dhacdo ku cusub Caasimada Goteborg kadib markii Xalay wiil dhalinyaro ah lagu dhuftay Toorey kaasi oo Mobilekiisa laga qaatay markii lagu dhuftay tooreyda...